@sabraGaash @NafisaIsse@awkombee@Godahbarre Dadku adiga ee ku kala soocan yihiin sister, waa isugu kee mid ciduu la hadlaayo waxa is heysto waa siyaasiyiin dhibaatada waxa maraayo waa ardey aan dareemi karo xanuunkeeda lkn waxa kaliya aan leeyahey sharcigu ardeyda dhan ha wada maraan ama ha leys ka wada dhaafo.