The pen will give wise counsel and direct you to your goal; it is your unfailing friend, so always keep it to hand and never let it go ๐ Hadraawiโก
Dastuurka JSL, gaar ahaan qodobka 119aad, wuxuu si cad u dhigaya in Qaranku yeelanayo Guddi Culimo ah oo loo daba fadhiisto arrimaha diinta iyo hanuuninta bulshada.
Haddii guddigaasi la dhisi lahaa, ma jirteen:
1. In qaar ka mid ah wadaaddada laga hago ama looga taliyo meelo dibadda ah sida Ceelasha Biyaha.
2. Ma jireen, in qof kastaa si fudud wadaad u sheegto, isla markaana bulshada JSL loogu fatwoodo si aan nidaam iyo masuuliyad lahayn. Guddiga Culimadu wuxuu dejin lahaa shuruudo iyo hannaan lagu kala saaro cidda xaqa u leh fatwooyinka iyo arrimaha diinta.
3. Ma jireen, wadaad Mimbarka Masaajid ka dhigta goob shir-jaraaโid lagu qabto, marna reeraha lagu caayo, marna xisbiyo loogu ololeeyo, mar kalena Qaranka si toos ah looga horyimaaddo.
4. Ma jireen, ururro diimeedyada maanta awoodda weyn yeeshay oo waxay ahaan lahaayeen kuwo aan si madax-bannaan awood ugu yeelan hagidda bulshada, maadaama Gudiga Culimada JSL loo daba fadhiisan lahaa dhammaan arrimaha khuseeya diinta. Sidoo kale, cid kasta oo Masaajidada Nairobi ama Muqdisho ka soo cayda Somaliland, waxaa si cilmi iyo dood ku dhisan uga jawaabi lahaa Gudiga Culimada Qaranka.
Sidaa darteed, Dowladda Jamhuuriyadda Somaliland waxaan ugu baaqayaa in si degdeg ah loo dhiso Gudiga Culimada JSL. Gudigani waa guddi dastuuri ah oo la mid ah goleyaasha Qaranka, isla markaana leh muhiimad qaran iyo mid bulsho. Sidaas awgeed, waa in si rasmi ah loo hawlgeliyaa.
Haddii aan guddigaasi la dhisin, waxaa suuragal ah in Qaranka ay ka dhex abuurmaan khilaafaad diimeed iyo kooxo diimeed si toos ah uga soo horjeesta jiritaanka iyo midnimada Bulshada JSL. Kooxo diimeedkaasi maaha oo keliya kuwa laga maqlo khudbadaha Jimcaha; balse waxay si balaadhan dheer gacanta ugu hayaan daโyarta JSL, kuwaas oo lagu barbaariyey inay qaadaan fikirrada iyo mabdaโa kooxahooda.
Xukuumadda Cirro qoraalkaa hala gaadhsiiyo.
"Halistaa inaan ka afeeftay
Oo weliba hiif iga gaadhay
Hagarlaawe ii geli buugga
Taariikhda aan wax halmaamin"
Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye AHUN
@Somaliland@MadaxtooyadaJSL@Huseindeyr
#correction: 18th May is not Somalilandโs Independence Day; it is the Restoration Day of Somalilandโs sovereignty. Somalilandโs actual Independence Day is 26th June 1960, when the State of Somaliland gained independence from Britain.
Thank you for your warm congratulations on our Restoration Day.
The partnership between Somaliland and the United Arab Emirates reflects a historically rooted and economically strategic relationship. Longstanding Red Sea trade, centered on Berbera Port, underpins mutual trust, while investments by DP World enhance infrastructure, trade integration, and employment. Combined with strong cultural and diaspora ties, these dynamics promote regional interdependence, strengthen state capacity, and contribute to sustainable peace and development.
Somaliland-UAE๐ค ๐ฏ
From Somaliland, we stand in unwavering solidarity with the people and government of the United Arab Emirates. Your pain is our pain, and your hardship is our hardship. We stand with you shoulder to shoulder as brothers.
May Allah bless and protect the UAE and SL.๐ค๐ค๐ค๐ค๐ค๐ค
Somalia is under a form of colonial rule similar to that of Italy, with Turkey emerging as the new colonial power occupying Somalia.
Many people now argue that the situation in Somalia resembles past colonial influence, particularly during the period of Italian rule. They believe Turkey has gained overwhelming control through its companies, military presence, and economic influence across nearly every sector of Somaliaโs economy.
For example, some Turkish companies operating in Somalia require Somalian workers to speak Turkish; otherwise, they will not be hired. The same companies operating in Ethiopia or other countries do not impose this requirement. This raises serious questions about the sovereignty of Somalia.
It is like a Somalian-owned company operating in Istanbul telling Turkish residents, โIf you donโt speak Somali, I wonโt give you a job you must speak Somali.!!
@TC_MogadisuBE@MadaxtooyadaJSL@IsraeliPM@followers
Free speech is best practiced by free people. However, you were born under colonial rule and seem destined to pass through life without exercising independent thought even once. If you were to comment on hereditary rule, even briefly, your silence would come swiftlyโmuch like Jamal Khashoggiโs. So how can you comment on a free and democratic nation when you say nothing about your own regime? The President of the Republic of Somaliland was freely and legitimately elected by the people of Somaliland. You should consider yourself fortunate if you were ever close enough to take a photograph with him, since in your country the concept of an elected leader appears to exist only in theory.
Mr President Donald J. Trump, thank you for acknowledging before the world that Somalia no longer has a functioning government. We ask that you also make clear that those who claim elite status within this failed state have repeatedly shown a level of incompetence and irresponsibility that renders them unfit to govern.
@realDonaldTrump@POTUS45
This picture shows the Prime Minister of the failed state of Somalia giving a military salute to a Turkish soldier. A head of government saluting a foreign soldier from thousands of miles away is a humiliating symbol of subjugation and leaves no doubt that Turkey is acting as a new coloniser of Somalia. !!๐๐
@TeamEmiratesUAE@Somaliland@Turkey
Haddii Somalia Jamhuuriyadda Somaliland wadahadal la gasho waxay sharciyaynaysaa sheegashada Somalia. Somaalia dooddeedu waa in Gobol Dalkeeda ka tirsan oo goonigoosad ahi jiro. Somaliland dooddeedu waa in ay ahayd Dal Somalia oo aan jirin, in ujeedadii laysu raacay ahayd in 5tii Somalida la helo, la waayey, in aan Midnimo sharci ahi dhicin, isla markaana Somaliland dib ugu noqotay 26 June 1960. Joogsi. Maxaa Somalia markaa lagala hadlayaa ? Somalia da la la hadlayaa waatee?