Ciidamada ilaalada Siciid Deni kasoo degay Magaalada Muqdisho, ciidanka ayaa wata hub aan looga baran intii hore ee lagu yiqiinay masuulka, kala shakiga siyaasada soomaaliya aad ayu u fogaaday.
Garoonka aaden cadde ee Muqdisho janaasada aya lagula tukaday Madaxwayne hore cali mahdi mohamed oo ku geeriyooday dalka kenya hosbitaal ku yaala, dhamaan Madaxda soomaaliya ayaana kasoo qayb galay.alah u naxariisto janadii fitdowsa allah kawraabiyo
Madaxwayne Ahmed Madobe aya daqiiqado kahor soogaray magalada Muqdisho, wuxuna ku hogan dona xerada xalane iyadoo ay ilalinayan ciidamada Jl iyo Amisom.
Ururka 15aad ee Ciidanka gaarka u tababaran ee Kumaandooska Gorgor ee ciidanka xoogga dalka oo tababar sare ku soo qaatey dalka Turkiga ayaa soo gaarey Muqdisho,xaalada siyaasada oo kacsan cabsi laga qabo ciidanka oo dhinacyada siyaasada u kala safta waa jirtaa, eebe ha asturo.
Wafdi Ballaaran oo uu hogaaminayo Ra'iisul wasaare ku xigeenka XFS Mahdi Maxamed Guuleed ayaa goordhaw ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisaho si uu uga qeyb galo dhageysiga dacwadda badda ee la mudeeyey 15 bishaan.
Dowlada soomaaliya aya ogolaatay banan baxa lagu qabto daljirka dahsoon, kadib marki midowga murashaxiintu diideen soo jeedinti dowlada ee ahay in lagu qabto Stadium Eng yariisoow, taariiqda aduunka lagu xusin madaxtooyo la waydiisanayo banan bax xiliga iyo goorta la dhiganaya.
Covid-19 muqdisho aad ayaa loogu dhamaanaya mana jirto Ka hortag ama gargaar dadka lagu badbaadin karo, Allah u naxariisto inta geeriyootay kuwa kalana allah caafiyo