@PhiloSomalia Jaahiliin ayaad la murantaa marka hore.
Warqad kasta oo aad soo bandhigtay ChatGPT ha u diraan sax ahaanshaheeda, hadii aanay waxba baran.
Dooda aad gasho waxaad la gashaa Dad jaahiliin ah, Badankoodu,
@EngNaaji@QasimNur1@Abukarawale 30 kun oo Ciidan Africa ah, oo wax ay ka baqayaan jirin, ayaa gurigaga jooga.
Xoog iyo xeelaba waa ku adeegtaan.
Naaji arinta maxaad u diidaysa ma dilaalinta Xalane ayaad ku jirtaa
@Abukarawale@EngNaaji 30 kun oo Ciidan Africa dhaqan xun ayaa Gurigaaga ku jooga, xoog iyo xeelad ba waa ku adeegtaan,
50 kun oo arsenal ah, ayaa iyana xoog ku adeegta.