Wadankeena waa hodan, Magaalada #Baydhabo iyo nawaaxigeeda waxaa laga helayaa dhagxaan aan u baahnayn warshadeyn oo loo isticmaali karo INTERLOCK lagu qurxiyo guryahay iyo wadooyinka.
#Somalia
Covid 19 intii ku dhimatay Alle ha u naxariisto , intii nool war waa hayaan.
Alla muxuu qaraabo goys yahay. Aduunyadii ayaa lagu kala oraday , walle Alle awoodiisa waa aragnay.
Ha la cibro qaato.
#kariim allow kor noo qabo.
#macallinkabulshada