Guul hadaad doonaysid karaadso halka laga helo ,
Ahawna mid mudan in loogu gargaaro Guusha.waxaad hore ugeysatay gabaankeeda, waxaad timaadada ku taabagelaysid tagtadiina lagugu tilmaamo tan Allena ku Taabagelayso.
Waalida waxaa lagu qeexay in dariiqo qaldan aad ku celcelisid marar badan si aad u heshid Natiijo sax ah !.
Hadaba Madaxda Soomalia Ma waxay mar walba ku celcelinayaan dariiqooyinkii lasoo dhaafay ee dhibta badnaa?.
Somali midnimadeedu waa mid hada u muuqata in Xuub-caaro ay ku daahantahay, is cafis is xurmayn iyo Danni wanaagsan Baryada Allaah ayaa laysigu Iman karaa.