@sgem2016 Marka hore halaga soo bilaabo ololahaan goobaha Wax barashada oon qaarakodba xitaa lahyn suuliga gabadhaha wixii hoos laga so dhisaa korna Ka dhisma mahadsnidina
Bari dhamaan gobolada dalka waxaa Ka bilaabanaya examka shahaadiga ee #f4rada Gabi ahana waxa xiran dulimadyadi gobolka gedo fadlan yaan la siyaasadeyn on lagu cayarin mustaqbalka ardeydi 12 sano soo dadaleysey iyo waalidinti garab taagna🙏
The 1st batch of medical equipments & medicine 4 #FATXIGargaar free health project hv arrived in #Baardheere town.
More medicine is in route to Bardhere on 17 Nov which will be used to address the continued health needs & gaps of the vulnerable & ailing ppl
living in the district
Sadexdaan aayad ayaa soo koobeysa bilowga iyo dhammaadka aadanaha.
Nolosha dhan waa halka ay ka bilaabato iyo halka ay ku dhamaato. Mucjisaadka Eebe weyne ayay kamid tahay. Marwalba aan Allah ku mahdino. Alhamdulillah. @alihwarsame
May Allah shower his countless blessings on you & your family on this holy day. Don't forget to recite #Suratul_kahf & send your prayers to the messenger Muhammed SCW.
Walaalayaal yaanan hilmaamin inaan akhrino #SurulKahf & inaan badino salliga suubanaheena Muhammed SCW
Saaxiibada qaarkood way kaaga dhawyihiin qaraabda. Saaxiib waa midka dhibta iyo dheefta kula qeybsado xillo walba #SubaxWanaagsan
Some friends are closer than relatives, a friend in need is a friend indeed
#GoodMorning