🧵 1/3
North-East Somalia and Djibouti share a clear strategic interest: a secure and economically integrated Gulf of Aden–Red Sea corridor.
This maritime route connects the Horn of Africa, Arabian Peninsula, Suez Canal and global markets. Stability here is a regional asset.
Daaroodkii reer Koonfureed ee Puntland iyo Jubaland afkooda ku hadli jiray, bartan X Twitter space waa lagu jebiyay oo walaahay ah. Waanan sugayay maanta oo kale inaan markhaati ka noqdo. Laakiin anigu ku digan maayo. Aduun. 🤔
@OmarSalah7b@Feysalvip Jaahilintii maangaabka ahaa ee naceybka waqoyi bari darteed iskaga dhiibay iidoor Aka the secionist somaliland, ku taageray koofiyad yar, rabay inay ka been sheegaam taariikhdii darawiishta ee waqoyi bari. Xageey ku dhuumanayan😂 qofka maangabka, mindidi lagu dooxi laha ayu sitaa
Baafin kooxdii muran & masayr aka cowro D5 ayaa halkan laga baafinayaa ee nacaybkay WBari uqabeen #Hargeysa/SL dalka u yaqaanay Israelna utaageeray.
hala'mashyadii Af garoocyada ahaa iyo Odayaashii meeye.?😂
foostadii @Feysalvip soo riixay barta X waa lagu kala yaacay💯
@CabdiqaniXasa14@DekBinanle War ind ninkan haku sirmin, waa kuwii team PL virus ee u ololeyn jiray Somaliland oo walhi ah. Yaan lagu dagin. Maanta kuwii iidoor markay jiq kusiiyeen, meeluu galo la yahay, ayu darod micin saday. Shalay wuxu laha waxa darod ah ma aqani i am puntlander. Yaan lagu dagin ☝️
26 June (2026) madashan "X" dhalinyaro reer PL ayaa sameynaayay dood ah "Somaliland" Isaaq ah ayaa Calanka Xamar geysay oo Sameysay Somali Repuplic.
Hadda oo kale dooddaas waa la xun tahay waayo ma aha dad mabda' uu hago ee caadifad & qiiro ayaa hoggaamiso😀.
@DrMohammedMc@OmarSalah7b Dr Mohamed walhi waxaan xasuustaa ayagoo leh Somaliland waa dawlad la aqoonsaday oo 26.june na iidoor ayaa calanka moqdisho geeyay, ayagoo is leh ku xumeya waqoyi bari. Meysan ka fekirin, bari ayaa la idinku karbaashi. Waxan waa maangaab