When your argument lacks principles or ideology, youโre essentially a lost cause. Anyone advocating for Ethiopian annexation of Somali territory is an enemy of Somalia and the Somali people, plain and simple! You canโt mix clan politics with our sovereignty!
Dhalinyaradii gadabuursi oo xabsiyada hargaysa buux dhaafiyay cid u hadasha na aan haysan. Bal idinku gunimada intaas leeg eega iyo dhibaatada lagu hayo dhalinyaradii reer Borama. Dadkaasi waxay u baahan yihiin in loo hadlo. @DXBoqorka#Borama#Somalia