Dad badan baa igu yiri naadiyo xagee ka dhacday Waxan Ku Dhahay anigu mucarad baa ahay sidaa daradeed ninka an mucaradka ku ahay asaga leee isla hadlo sidaa daradeed waqtii an galin Lahaa. Wax kale baan ku qabsan karaa. Shekadu waxay xiiso yeelatay markan arkay muqalkaan ee🤣🤣
@Raganimo8@EngNaaji Waleee waan oga inay ciro ku qadanee walalow naso an kaa wayee ciro miyaa Waxan ninka haduu xilka hayo xitaa nasino la aan baa ku dhacday 🤣🤣🤣🤣 war joog najiyow naso
@Yaska74750972@PhiloSomalia Allahaa u naxaristo jano fadowso allaha geeyo nabadonka Dadka bulshada waxtaka u leh cidkasta oo lug ku leh waa in umada laga qabtaa
Heestan wiilal badan bay rer abti u Tahay ee fuustada naga daaya Lafta gareen Inuu rer abti Le yahay ciidii rabta inay ogato dagalka galmudug ha lo warejiyo 🤣🤣🤣🤣 satan waqoyiga galgaduud teda kale mesha ayadaba la isku fara saray maskiin baaa misko la fuulo leh 🤣🤣
@HassanSMohamud@dunia_work Uma malaynayo in maanta dan somaliyed ad guul ka gartay dantada haaa waad ka gartay Lkn waxad samaysay wax dhiri galinayo kala qoqobkii umada somaliyed ka dhex jiray 30 kii sano ee ugu danbeyay asagii baad maanta biyo ku warabisay e bal hada an eegno waxa ku xiga munade madaxyne
@Raganimo8 Hadii mesha xamar ah ay talo dowlad somaliyed ma jirto sabab ad sacid shira doon uso qadato shalayna jifo yacayso baad ahayd axmed & dani baa idin qurxibayay mantana sacid 🤣🤣 idin kala garan mayne howsha wada 🤣🤣anaga ha nasirina mucaradka howsha ha ka dhabeyan