#Wanaagyaalka_sameyntooda waxey ka ilaaliyaan (qofkii) qaab xun oo laga naxo aan fiicneyn inuu u #dhinto, sidoo kale aafo & musiiba iney ku dhacdo. dadka adunka ku sameyn jiray wanaaga aakhiro markii la tago abaal fiican oo wanaagsan ayey helayaan.
#Miraha_wanaaga#Ramadaan2022
@DrBaadiyow Dr, waxa isbaheysiga sameysanayo qabiil mahan ee waa siyaasiyiin, fasiraada yeysan kaa khaldamin.
Tan kale, hadii sadax kamid ah Shanta beel (4,5) ay siyaasitiintooda ku hesshiiyaan in (X) oo beel hehea ah sanadkaan la geeyo Madaxtooyda ma ku khaladbaa?