Amb Dr. Adem Hassan Adem is a guest speaker in #PDRCTalks tommorow, save the date and attend this talk, the theme is "Djabouti Role reconciliation and state-building of #Somalia"
#PDRCTalks#Somalia#Puntland
Caqabadaha hal-abuurka damiya waxaa ka mid ah; B. Dhiirigelin la'aan T. Aqoonyari J. Deegaanka X. Duruufaha Kh. Dhaqanka iyo kuwo kale, oo badan. Caqabadahaas waxaa ka gudba dad tira yar, waana tan sababtan in hal-abuurku innagu yaraado.
Cumar Shaafi
#smsHiboiyoHalabuur
"Hal-abuurku wuxuu muhiim u yahay horumarinta bulshada si ay bulshadaasi xirfad u yeelato ay wax ku soo saarto, sidaa darteed waxaan dhiirigelinayaa in la helo akadheemiyadda.... "
Abdulahi Rubaani
#smsHiboiyoHalabuur
"Amal Bank wuxuu ku dedaalay in la yareeyo caqabadaha Maagelinta waxaana soo kordhinay barnaamij lagu maalgelinaaya Hal-abuurka Dhallinyara barnaamijkaa oo lagu magcaabo DHALLIN-KAAB....."
Asad Cali Ciise
Waaxda Horumarin Ganacsiga Amal Bank
#smsHiboiyoHalabuur
"Hal-abuurka sida aan wada oganahay caqabadaa ka jira oo ah in qofku ka niyad jabo markii ay soo wajaahaan caqabo badan sida maalgelinta oo laf-dhabar u ah Hal-abuurka, marka waxaa ku dedaalaynaa in la yareeyo caqabadahaa sida kuwa bangiyada wax maalgeliya"
Mustafe Xaaji Daahir
"Waxa ugu horeeya ee lagu horumarin karo hal-abuurka waa in la helo hannaan waxbarasho sida akadheemiyad lagu horumariyo hal-abuurka si ilmahu markuu yar yahayba loo ogaado hibadiisa qofka weyna lagu tababaro waxa uu hibada u leeyahay"
Fardowsa Cismaan Cigaal
#smsHiboiyoHalabuur
"Haddii aad awoodda isugu geyso waxa aad jeceshahay waxaad ka soo saaraysa wax aan la suuraysan karin. Sidaa darteed waa in aad taxdid waxa aad ku fiican tahay lana kaasho cid kale, ka dib xoogga saar waxa aad ku fiican tahay"
Dr-Sulub