@AAbdishakur Waxaan la yaabanahay oon fahmi la ahay cabdiraxmaan cabdishakuur wuxuu lahaa has siyaasadeed , tolow muxuu ugu qancay inu noqdo madax gudiga la dagaalnka abaaraha . Hawshaa cidkaloo qabata ama loo xilsaaro ma la waaayey . Mise ujeedka waa mesha dakhli iyo hanti boob laga helayo.
@kholoudyusuf1 ربما سبب هو انك أخطأت في إختيار، لذلك تشعرين بعدم الإرتياح ، أو ربما كنت انت لست مناسبة لهم بمقدار الذي كنت مناسبة لأصحابك الأجانب ، خلاصة القول لا هم ولا انت ملامة في هذا ،فالأرواح جنود مجندة فما تعارف منها ائتلف، وما تناكر منها اختلف.
Waxaan aad uga damqadaa markan arko dad xaqa diidan . Oo ka doodaaya arimo diin iyagoon cilmi u leheyn . Una tiriya diinta wax basharka ka khaldan . Waxaan isweydiiya sida xal loogu heli karo , lkn waxaa isoo baxdey in naarta dad loo abuuray janadana dad loo aburay .