The Political New Shift of Horn of Africa and Rebirth of Somaliland Republic Internationally as Recognized Country. Somaliland Republic Ascended From
The Ashes Like Phoenix Bird. Somaliland Republic is Resilient and They tried to put on Coffin but always ascended from the ashes
@Mohamed94540259@abdala_matan, Shacabka SL ma khaldana oo waxay aaminsan yihiin wixii loo sheegay, Laakiin sirtu waa in aanay ogayn in madaxweyne kasta marka la dorto aanu go'aanada ku gaadhin wixii uu usheegay ee uu ka fariiriyo maxaa badbaado ah iyo saamaynta ay ku keenayso umada somaliyeed
On behalf of the people of Somaliland, my government, and the WADDANI Party, we welcome and appreciate the Somaliland recognition initiatives taken by @SenTedCruz!
Dhallinyaradii WADDANI la soo halgantay xuquuqdooda ma waayayaan, iyada oo aan dadka kalana la dulmayn! Waxa aynnu u halgamaynnay in qof kasta oo muwaadin ahi xuquuqdiisa helo, waana ay suurtoobaysaa, Inshaa Allaah!