|A home-grown journalist and @TvBulsho correspondent in Hargeisa| My goal is to keep people informed with reliable information about Somaliland and beyond|
Dawlada Somaliland ayaa sheegtay in saddexdi maalmood ee u danbeeyay ladhka laga jaray Talaagada/firinjiga uu ku jiray Maydka Marxuumkii Muqdisho loogu dilay sida arxanka daran ee Cabdinaasir Dable. Sababta u dhintayna ku sheegtay ciijin lagu sameyay iyi jidh dil la gaadhsiiyay.
The opposition coalition's MPs in the Somaliland House of Representatives proposed a motion to debate the Djibouti Conference and the Somaliland-Ethiopian Agreement.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa booqday Cisbitaal ku yaalla Addis-Ababa oo lagu daawaynayo qaar ka mid ah Ciidamada Somaliland ee ku dhaawacmay dagaalkii Laascaanood iyo weliba dad kale oo Somaliland ka soo jeeda oo iyana Cisbitaalka ku jira.