Waxaan ahay dhalinyaro, da'daydu waa dhowr iyo labaatan jir, waan caafimaad qabaa, lakin waxaan isku arkay in kalgoysyadu i shanqaraan waliba jilbaha markaan fidinayo ama aan istaagayo, laakiin wax xanuun ah iyo barar ma lahan, marka taas maxaa keeni karo doctor?
lHaddii aad isku aragtay burtuq ama kuus ku samaysmay naaskaaga, aadne Ka welwelsan tahay inuu kansar yahay ama noqon doono, casharkaan adiguu kugu socdaa ee ka faa'ideyso.
Tel: 0791 800000 / 0796 700000
#womenoftiktok#fibroadenoma#breastcystawareness#breastcancer
Aqoon u yeelo daawo dhireedka sokorta loo isticmaalo, sidoo kale cunnooyinka u roon iyo kuwa u daran, Fadlan daawo lana wadaag bulshada.
Tel: 0791 800000 / 0796 700000
#diet#nutrition#diabetes#health#Lifestyle