Allaha ha u naxariisto weriyihii hore ee BBC da Axmed Cabdinuur oo saaka London ku geeriyooday. Axmed waxuu ka mid ahaa raga saxaafada Soomaalida taariikhda dheer ku lahaa. ๐คฒAamiin
Hambalyo dhamaan macalimiinta soomaaliyeed.
Macallin abaalkaagaa janno allaha ka dhigo maanta darajada aa joogo alle ka sokoow adi ayaa u sabab ah kuuma abaal gudin oo ma awodo ina kuu abaal gudo illen wax walba oo an ku siiyo uma dhiganto hal sadar oo maalin aa ii dhigtay.๐๐