You stated that the court is operating under the "direction" of HSM. Could you please provide evidence to support the claim that the court operates under the President's directives?
As a public figure, it is profoundly concerning that you have attempted to undermine the authority of the judiciary and have made allegations against the President without providing substantiating evidence.
"Buugga uu qoray Xoghayihii Ammuuraha Dibedda Maraykanka xilligii Nixon, Henry Kissinger waxaa ku xusan inuu RW hore Maxamed Xaaji I. Cigaal AUN, sirdoon shisheeye ka qaatay 1 milyan oo doollar si uu u dhaxal wareejiyo dhulka Soomaaliyeed ee maqan."
Tani waa sababtii afgembiga.
@JibrilQoobey Goor muu dareemay caqabada dhalinyarta PL?
Bukaan-socodka Schizophrenic ah hadaladiisa waxa ay ku dhantahay in uu Mulaaxo iibiyo.
Waayaabe Mulaaxo jin kaaga jeclaa?
Nin la iibinkara mayahay Mulaaxo?
Shacabka PL soow teey ki dhaweeyeen "Mulaaxo, Mulaaxo"
Wax waalan.
Bukaan-socod waa iska sidaa. Sawirka 5000 kama muuqata. Ee nin aad siyaasiyan ujabay ayaad wadaa.
Shaqsi maalin kasta ushaqa taga in uu shacabka PL ka shaqeesta familka ka naaxiya yaa u imaanaya?
Dadka meesha jooga wajiyadooda wax badan ayaa laga dheehan karaa.
Maxay kula tahay?