@4Xamarpeople Pakistan muslim uma taqaanid miyaa wllo dareen kama hadlinayee cuqdad baa kaa hadlinaysa nacdal yhy. Kumanan kun ka maalin walba xaaranta ku dhalaan yugandhisku xamar gudaheda danbi uma aragtide meelo kale ayaad u hanqal taagaysaa
@Oligarchow@musebiihi@MadaxtooyadaJSL Inader cajaladu muuse bixi bay kaga dhagtay iyo hadalo hore oo ay odayaal is dhaheen wadanka isbadal ba ka dhacay xusbi cusub iyo xukumad cusub aya dhalatay move on oo ha hadal waayaha taagan
It is wrong and unacceptable for Saudi Arabia to inject its misguided political agenda into matters that should remain separate from politics and rooted in the principles and noble values of Islam
Hajj and Umrah are acts of worship that every Muslim who is financially and physically able is required to perform. They are not a resource owned by Saudi Arabia. Nor is possessing a passport one of the religious conditions for performing them.
@TheVillaSomalia@HassanSMohamud Somalia no goverment
No security
No progress
Home of most terrorist affiliated groups.
A nation act like gangs, shame on u
Talo:
1. Madaxweynaha jsl wan ku hambalyaynayaa goaanka xidhiidhka israel wakhti loo baahnaana wu yimid goaankasi
2. Arinta la xidhiidha aqoonsiga somaliland kaftan ma gasho waxaynu u waynay dad ku dhow half million iyo hanti ka badan 10billion oo dolar iyo magaaloyin dhan-
Ninka dood ka keena wa nin umadan masaakinta ah xaqooqi aayo ka tashiga u badheedhay inuu ku celiyo meeshii xumayd
3. Cidna gorgortan iyo wada hadal kala geli mayno qaraninadena
4. Mucaaridku xaq bay u leyihin in ay soo bandhigaan dhaliilaha culus ee xukumadan ledahay.
@d_ArkAngl@Jesusmoses1992@maxed_s Danbi ka weyn ma jiro dalki aad buurta u fuusheen ee aad boliskii amaanka sugayay aad layseen. Kursi dhiig lagu fuulo ma danbi ka weyn miya jira?