Today, the first phase of the construction of the port of Garacad in #Puntland was officially inaugurated.
#Garacadport is the largest project in the Horn of Africa that has been carried out through community consultation. #Congratulations to the Somali people of #Puntland.
Ardayda Kulliyadda Xanaanada Xoolaha ayaa ka jawaab celiyey farriin ka timi bulshada oo laga codsaday inay daryeel caafimaad u fidiyaan neef xoolaa (Ri') ay calooshu ka soo dhacday.
EAU Garowe waa adeegaha bulshada
@alihwarsame@Bindiiriye1 @Luqmaan__G
Waa ku faraxsanahay in walaalkeey Mualimuu uu gaaray dalka Turkiga si loogu dabiibo. Ilaahay ha u aqbalo ducadeena oo ha siiyo caafimaad deg deg ah. Mahadsanid mudane PM @MohamedHRoble
Galmudug oo Puntland ka Codsatay in lala Xoreyo Bacaadweyne iyo Deeganada hoosta oo Alshabab Ay Ku siixoogeysanayaan
Shirka Wadatashiga ee Labada Maamul oo Gaalkacyo maanta Ka dhacay ayaa Laga Soosaarey
Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay ka xuntahay tillaabadii sharci darrada ahayd ee Aqal hoose ee Baarlamaanka muddo xileedkiisu dhammaaday maantay qaaday. Dowladda Puntland dib ayey Ummadda Soomaaliyeed kala soo wadaageysaa mowqifkeeda ku aadan dhacdadii maantay.