@othmun1 Waa wax laga xumaado runti.
War af shisheeye aqoon ma noqdo,diin ma noqdo horumarna ma keeno.
Afrikaanka waxa laga kari la'yahay; ilaahi aad doontaan barya, afkiinna ku barya cidna marti ha uga noqona.!
@OGAA_NSHO Weligaaba boorka isku qari waa la ogyahay waxaad tahay/aaminsan tahay, orgigu baroorta ka weyn weligaa laguma arkin adigoo hal maalin xitaa soo hadal qaadaya gumaadka AS ay dadkeenna ku hayso. Aragagixso waa Aragagixso diintay rabaan ha haysteen lkn adiga wax kalaad noo sheegtaa.
@OGAA_NSHO Haddii ay dagaalka & jihaad yahuudda kaa hayso orodoo tag dadkaan iyagu wareersan oo baahida/ bahdilka iyo qaraxa lagu dhibay qiirojabbanta hala soo doonane.!
@OGAA_NSHO Niyow horta xilligaan cid kale waxba uguma naal annagaa teenna u yaabbban, tan kale adiga 90ka wax dhaliil ma ahee xal kale ma haysaa hal maalin xitaa luguma arkin adigoo dhibka shabaab ka hadlaya mararka qaar waxaaba hadalladaada laga dhadhansadaa inaad uurka kala jirto.!
Waa xaqdarro, aqoon la’aan & inkirid taariikhdeenna marka la dhaho 26ka juun waa marki ugu horeysey ee calan Soomaaliyeed laga taago ciiddeenna oo xora.
Halkee ku illowdeen calanki ajuuraanka ee Gumeysiga hortii qarniyo badan taagnaa.#Somalia#June26
@Hodan@elonmusk Tuugsi cid ku liibaantay ma jirto xildhibaan @Hodan , adinki la rabay inaad dadka isku tashi & tacbasho ku dhiiri gelisaan haddaad sidan u dhaqmaysaan waa na loo yaabaa runti.!
@Podolyak_M soll ich dir das in der Muttersprache Ihres Führers sagen? Geh und schieß dir in den Kopf, bevor du das wie er in einem geschlossenen Bunker machst.!
@fortunhassan Werdis & tusbax aan ficil lagu darin inuu wax taraayo uma badno haddaan ficil lagu darin marka imbaay odayga dhiiqo lugaha ha u galin.!