Dhallinyaro, hadaad odayaasha waraysanaysaan taariikhda & waxay ka hadlayaan research kasoo samaysta, idinkoo diyaarsan waraysta.
Odayaal cuqdadaysan baa jira oo xumaan ay ka buuxdo. Taariikh bay been ka sheegayaan, dad dhintay bay masabidanayaan ee dadka ka qabta
#TaloCaatoAh