@Shukrifiican Maashaa Allaah, Allaha kuu xafido hooyo, waxaad heysataa fursaddii ugu qaalisaneyd ee lagu gaari karo farxad dhameystiran adduun iyo aakhiro.
@Ckariim13 Kkk waa runtaa dirqi aan ku fakadey kkk ayadoo la iyasaayo leygu dhega hadley: โorgi galbeed jooga ayaa dhaama nin reer xamar ahโ๐ณ๐ณ๐ณ
Aroos waayadaan ma maqasheyโ๏ธ
Wiilasha oo kaliya yaan laga sugin in shuruud loo meeriyo, taas wey shaqeyn weysey casrigan ee sheekada haloo beddelo maxaan isku darsanaa si aan isu guursano ๐
@Deletepoverty@adan_egal@MursalIse Waagii qoryooleey la dhihi jirey Soomaaliya nabad ayey ahayd, reer dudaayena xoolahoodey ku iimaan qabeen, qori iyo xabbadna waligood ma arkin ka hor 1991.
@Shukrifiican Shacabkeena waa dad qof qof u nool aan waligood arkin in wax la wadaagi karo, waana sabab ka mid ah sababaha aan adduunka uga danbeyno ๐ข