Top Tweets for #BOOSAASO
Waa murugo weyn in subax lagu tooso war ka naxdin leh oo ka dhacay Boosaaso. Qof aan waxba galabsan ma mudna inuu naftiisa ku waayo rasaas. Qalbigaygu wuxuu la jiraa qoyskiisa iyo ehelkiisa. Ilaahay samir iyo xoog ha siiyo. ๐๐ธ๐ด
#Boosaaso #Puntland #Soomaaliya
Madaxweynaha Dowladda #Puntland Mudane @HESaidADeni , oo maalmihii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Gobolka #Mudug , ayaa maanta soo gaaray degmada #Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

โNidaamkan cusub dhaqaale badeecadu qaadi karto iyo mid bulshada qaadi karaanba ma ahaโ Ganacsade Abdillahi Ali #Boosaaso
"Wacyiga iyo Xilligan lagu jira maaha mid qaadi karta Canshuurahan Xad Dhaafka ah" Ganacsade Bashiir Maxamed P1 #Boosaaso
#Boosaaso: Waxaa saaka oo axad ah dib loo furay dhammaan goobaha ganacsiga iyo dekedda Boosaaso, iyada oo magaalada la dareemayaa mashquul badan iyo dhaqdhaqaaq ganacsiga oo xooggan.
Shalay ayaa heshiis laga gaaray khilaafkii u dhexeeyay ganacsatada iyo dowladda, kaas oo la xiriiray khidmado cusub oo shirkada DP World ku kordhiyay dekedda Boosaaso.
Dowladda iyo shirkada DP World ayaa ganactada ka dhimay khidmadihii ay cabashada ka qabeen, waxaana lagu heshiiyay tacriif cusub.
Maciishadda daruuriga ah ee deegaannada Puntland oo intii ay xirnaayeen ganacsiga iyo dekedda Boosaaso kor u kacay ayaa hadda sidoodii hore ku soo noqdaan.
Puntland Post

Waxaan soo dhoweynayaa heshiiska laga gaarey khidmada dekedda #Boosaaso ee dhexmarey dowladda #Puntland & #ganacsatada. Adeega dekeddu waa u muhiim bulshada ku xiran oo #Soomaalida oo dhan ah illaa Kilinka 5aad ama #DDS.
In kasta oo khidmada dekedda #Boosaaso ay ka hooseyso tan #Xamar & #Berbera, haddana ma aha deked u dhiganta labadaas dekedood xaga muga, qalabka & adeega midna.
#Boosaaso waa dekad aad u yar oo aan ka faaโiideysan fursadda ay heshay dekedda #Berbera ee ballaarinta & qalabeynta wayse la tartami kartaa labada dekedood oo kale haddii ay hesho caqli wax lagu maareeyo. Dhibkii bulshada ka soo gaarey xiritaankii dekedda waa in si degdeg looga soo kabtaa, lana fududeeyaa adeega.
Ganacsatadu waa in aysan bulshada uga faaโiideysan inay kharashkaas iyaga saaraan oo u xawilaan, haddana qiimihii badeecadda kor u sii qaadaan. Waa in aan bulshada jilicsan oo dhaqaala-yarida la tacaalaya laysu kaashan.
@radiodaljir @TheDailySomalia @puntlandpost @SomaliaPdrc @Punsaa_PL @hiil_institute @Wardheernews @MohamedSelh

#Boosaaso Wariye Maxamed Jaamac oo ka mid ah saxafiyiinta ka hawlgala gobolka Bari ayaa hada lagu xiray magaalada Boosaaso. Wararka la helayo ayaa sheegaya in wariyaha laga qabtay gudaha magaalada.

#BOOSAASO: Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ayaa xiran maalintii labaad, halka dekedduna xiran tahay maalintii labo iyo tobbaad oo xiriira.
Dowladda iyo ganacsatada ayaa lagu wadaa in ay maanta kulan ku yeeshaan magaalada Boosaaso, kaas oo looga hadlayo xaaladda taagan.
Ganacsatada waxay diideen khidmado cusub oo ay soo rogtay shirkadda maamusha dekedda magaalada Boosaaso ee DP World, halka dowladduna sheegtay in khidmadahaasi sharci yihiin oo lagu horumarinayo dekedda.
Shacabka ku nool deegaannada Puntland ayay saameyn ku yeelatay xirnaanshaha dekedda iyo ganacsiga Boosaaso, iyada oo ay kor u kacday maciishadda daruuriga ah.
Puntland Post

Madaxweynaha Dowladda Puntland, @HESaidADeni, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiyada Amniga iyo Horumarinta ee Boosaaso, si loo dardargeliyo shaqooyinka socda iyo kuwa qorsheysan ee dhinacyada Adkeynta amniga &, horumarinta #Boosaaso oo isbedel weyn oo wanaagsan uu ka muuqdo.

Madaxweyne @HESaidADeni, ayaa kormeeray Dekadda #Boosaaso oo ay ka socoto shaqadii caadiga aheyd sida dhoofinta Xoolaha & dejinta Badeecadaha, Madaxweynaha warbixin ka dhegaystay masuuliyiinta Dekadda, Maxjarada & qaar ka mid ah Ganacsatada Xoolaha.

Madaxweyne @HESaidADeni, ayaa kormeeray Dekadda #Boosaaso oo ay ka socoto shaqadii caadiga aheyd sida dhoofinta Xoolaha & dejinta Badeecadaha, Madaxweynaha warbixin ka dhegaystay masuuliyiinta Dekadda, Maxjarada & qaar ka mid ah Ganacsatada Xoolaha.

#Boosaaso: Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidamada PMPF oo loo tababaray hoggaaminta fulinta howlgallada gaarka ah, hoggaaminta & hagidda ciidamada goobaha dagaalka, adeegsiga hubka culus iyo yaraynta khasaaraha goobaha dagaalka.
Saraakiishan ayaa la sheegay in ay hoggaamin doonaan howlgallada la dagaalanka argagixisada ee buuraha Calmiskaad iyo Calmadow, kuwaas oo la tilmaamay in ay tababarkooda bixiyeen khuburo amni oo caalami ah.
Saraakiishan ayaa ah dufacadii 6-aad ee hoggaaminta la baro ee ka soo baxday dugsiga tababarka ee PMPF ee magaalada Boosaaso.
Munaasabaddii saaraakiishan tababarka loogu soo xiray waxaa ka qeybgalay taliyaha ciidanka booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire, agaasimaha ciidanka PMPF Cabdirabi Cabdisamed Maxamed, taliyaha ciidanka asluubta Gen. Saxardiid Maxamed Axmed Colow, agaasime ku-xigeenka PMPF Maxamuud Salaal Cumar, taliyaha howlgelinta ciidanka PMPF Gen. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac, taliye ku-xigeenka howlgelinta ciidanka PMPF G/Sare Maxamuud Abshir Ismaaciil (Leewar) iyo saraakiisha kala duwan ee ciidanka PMPF.
Puntland Post

Last Seen Hashtags on Sotwe
ngewe
Seen from Indonesia
minichatt(***)***filter:videos
Seen from Mexico
incest hidden
Seen from United States
brosis filter:native_video
Seen from Turkey
ํํฐ์ฌ
Seen from Korea
minichat() minichat minichat minichat minichat minichat minichat minichat minichat minichat minichat minichat minichat minichat minichat filter:native_video
Seen from United States
901freaks
Seen from Saudi Arabia
dog sex girl
Seen from Germany
abuela #incesto
Seen from Spain
minichatt
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers

































