Top Tweets for #CAQLIGA
Somalida Ku dhashay maraykan dhibaato badan ayay u keentay ilhan omar oo madaxweynihii dalka ay ku tagtay qaxooti hadana ka dhigay xildhibaan magac iyo lacag bay ka heshay in ay 24 caydo social media Xitaa caruurtii isguulada lagu yidhaa qashin ayaad tihiin
#Caqliga saxda ah
#CAQLIGA munaafaqada ku saleysan ee Abdiladiif Muse Nur Sanyare oo ah Xildhibaan Federaalka ee ka soo jeeda Puntland "Reer Gaalkacyo/Puntland waan ku taageersanahay aayahooda in ay ka tashadaan oo @HESaidADeni Iska celshaan, laakiin Reer Gedo @PresidentMadobe ha hogaansamaan".

Dr. Omer Raabi, the Djiboutian philosopher, is simply framing the distinction between #perception & #perspective
Farqiqa u dhaxeey #Caadifada & #Caqliga. Mid ka mid ah mushkiladaha soomaalida dhibaateeyey
Markanoo kale waa markuu caalimkii reer ciraaq lahaa "خير الأمور أوساطها"
@abadir_haji @TerraAbdirizak @TerraAbdirizak waa wil dhalinyaro ah kana badbaaday samaynti SNM jiil ka dhintay damiirka iyo qiyamka dadna ugu necel kii ugu dhawaa noloshana ku dhamaysta cuqdad iyo tiihal dantuna tahay ku qarinta dunuubta bulshada lagagalay #Caqliga iyo #Garashada alleh hakuu barakeeyo
Hadii aan gacmuhu wax kuu qaban caqliguna shaqayn, isku maqal xumiyo mashaakilka maanta jira ayaa asaageen inaga reebin! #Caqliga ma mideynaa? #BlueRevolution
Somalia in 1976 iyo Iskuulkii Farsamada Gacanta.
dadka daawadu waxay isku raaceen in #daawadu ay tahay cuntadii ugu sarraysay , dadka #caqliga lihina waxa ay isku raaceen in aamusnaantu tahay caqliga ugu sarreeya😊❤️! —per wahib bin munabbih /@HudaTVChannel

Ma #gacan qaadi kartid, Qof #gacmaha laabti.
Mala #doodi kartid , qof #maskaxdiisa xiran.
Mana la #hadli kartid,qof #caqliga ka noqdi dhagax.
Mala dhisi kartid #Qaran, Qof #qabiil mabda’ ka dhigtid 🥀"🖋️
—
Xisbigatiir: #Tashi_Tacan_Tacliin
https://t.co/7WjTfDrquq

Marar badan buu #Qalbigeenu damcaa meel aan dani inoogu jirin, sida in aynu jeclaano Qof aynu ognahay in aanu weligii ina jeclaan doonin, marxaladahaas oo kale #Caqliga ayeynu ku baxsanaa waaba haddii aynaan hawlgab ka dhigine!..
🧠ان العقل أب القلب❣

La fadhiiso dadka #Caqliga badan xitaa haddii ay #Cadawgaaga yihiin waayo caqligu caqliga ayuu la hadlaa.
🔴👉 Nin Jecleysi baan dan moodnay ah, aad wax ka daba #heshid.👈💢
✅ inta aan #Caloosha ka hormarinayno #Caqliga, waxaan filayaa inuu #Isbadalku iyo #Horomarku inaga soo daahi doono.
Of course if we don't change ourselves.
Allahu Mustacaan.🙏
Maandhow #aqoonxumadu waa ku ambineysaaye, Maandhow ninkan #edeb lahayn waa allow sahale, Maandhow #caqliga hayska lumin ebahay magane ~ Sayid Cabdulle
@mrsomalia @faisalkayse @Abukar_Arman @alihwarsame @JibrilMo @ProfHusseinWar @KhadarGulaid Madaxwenaha magaciisa
inlagu waco maxa diday
#caqliga aaba siyay in
#qabiil logu waco madaxwenaha
#ilaahay_amarkiisa
#Rag nocan ba shirayo shaqsi
Mey ka shiroyan misa #Dalka
Arimahisa #ilahay hadin dhib dhamo
Wad dhiban tihin
Waxaan la hadlayaa dadka dawladnimada baahsan u hamuun qaba, my be like me! Inkastoo aan dawlad lahaa markii iigu danbaysey🗣.
Time will come guys aan tartiib u fahamno arimaha inagu xeeran.
#Siyaasadu waa #caqliga iyo xeelada.

@KingYusufYusuff #Quf walibo aragti uu
Leyahay intan #caqliga leyahay man
Arag mana maqal #dowlad tan kawacan
#nabadiyonolal ayado tafaha lahayo
Oo niman walan #ilahay kuso saladay
Be her kan soo gartay daldumiye
Lalush qate wali meysan qusan viva #nabadiyonolal
Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.1M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.2M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.4M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.8M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.7M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.2M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.6M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.3M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.5M followers

Bill Gates 
@billgates
64.5M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.9M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers























