Top Tweets for #Doollo
#Puntland has once again demonstrated its commitment to #regional security by transferring a murder suspect to Ethiopia's #Doollo Region security authorities. Criminals will find no safe haven.
@Yidntekle
@MFAEthiopia
@PMEthiopia

Qoriile, Gobolka Doollo, Deegaanka Soomaalida πΈπ΄β¨
#Qoriile #Doollo #DeegaankaSoomaalida #Soomaaliya #GeeskaAfrika

Xaafadda Geed Deeble ee Santarka Qalloocan, gobalka Doollo πΈπ΄π΄π‘β¨
Gobol qurux badan leh dad soo dhawayn badan iyo degaan nabdoon! β€οΈπ€
#Doollo #GeedDeeble #Qalloocan #SomaliRegion

Labadaas darwiish reer #SSCKhaatumo iyo #Doollo si kasta waa ay ugu hiiliyeen una maalgashadeen. Taariikhda ayaa idin xusi doonta dadka gobolladaas meel gaar ah ayaad ugu qorantihiin.
Dhaxalreebkiinna waxaannu u qaadanaynnaa maalgashi sokeeye.
@HamzaAbdiBarre
@Mustafe_M_Omer

War Farxad Leh oo ka socda Doollo! ππΆ
Adeegga isgaarsiinta ayaa gaaray Jiracle iyo Dhaqayaboor, waxaana dhawaan ka heli doona Labile, Barisacade, Uurmadag, Iljano, iyo Duuban.
Meel weli adeegga ku xiran ma doonaysaa? Ii sheeg! π€π
#Doollo #Isgaarsiin #γγγΉγ #μμ΄ν°μ¦

Adigu maxaad ka taqaanaa Hadalada laga soo wariyay Alle ha U Naxariistee Suldaan Cali-Saafi? waxaan shalay la Kulmay Jaamac Suldaan Cali Saafi.
Muuqaalka waxaa kale oo ku jira Khadar Boojaali.
@SSTVSomali
#Suldaan_CaliSaafi
#Doollo #Wardheer #SSTV
Raggan Yaryar ee 7da Nin ah waxaan kula Kulanay Jidka u dhexeeya Tuulooyinka Caado Iyo Jinoole ee Degmada Danood ee Gobolka Doollo.
FG: Sxbkay Guuleed waxuu Macawista u qaatay maalintaas inuu Dhulkii uu ku dhashay ee Xaafadda joogayπ Intaanada kale Safar baan ahayn
#Doollo

Waxa shacab halkaas taagan, qorraxdaas waxa soosaaray maaha dhaqaale, dan deegaan, jacayl qofeed, iwm, Waa #Dareen_lahaansho,
From #Doollo- #Sanaag
@AwRobleh @zemzemahmedmp @SomPundit @GaroweOnline Reer #Doollo magacan "Seed" waxaan ka garanaya "Darwish Abokor Seed" oo 1921 ka dib ku danbeeyey #Iimey, lkn caruurii uu awoowe u ahaa baan qaar arkay.
Markaas, Abdille Adan Seed ma waxa adeer u ahaa Marxuum Darwiish Abokor Seed?
Cabdille Aadan Seed "waxaaan soo gaadhay 6 hogamiye πͺπΉ. Dadka magacyada badan loo kala bixiyay majirin. #Axmaaro & #Soomaali kaliyaa jiray waxaana u dhaxeeyay #Cadaawad. πͺπΉ waxay amartay in #Majerten ka guuro #Bookh #Doollo" @zemzemahmedmp @abdisalamisma1 @SomPundit @GaroweOnline
A RADIO DALJIR SERIES ON THE HISTORY OF THE SOMALI REGION OF DOOLLO FROM "THE MAJERTENIA REGION OF ALI SALEEBAAN" TO DOOLLO
...
TARIIKHDA FOG EE GOBOLKA DOOLLO SIIBA DEGMADA BOOKH & GUUD AHAAN XUKUNADII KALADUWANAA EE SOO MARAY DEEGAANKA
QAYBTA 1aad - Dulucda: 1. Sheekada magacii ay Warbaahinta Itoobiya u taqaabay dadkii deganaa bariga Gobolka Doollo ee aha "Dowladda Majerteeniya ee Cali Saleeban" 2. Sheekada soogalitaankii degmada Bookh Ciidamadii Xayla Salaase ee uu hoggaaminayay sargaal u dhashay dalka Jarmalka 3. Sheekada amarkii lagu soo rogay in ay ka baxaan dalka dadkii Soomaaliyeed ee deganaa bariga gobolka Doollo 4. Sheekada ninkii dhallinyarada ahaa ee ka soo jeeday degmada Bookh ee dilay sargalkii Jarmalka ahaa ee hoggaaminayay ciidamadii Xayla Salaase ee ku sugnaa deegaanka.
SOOJEEDIYAHA CABDILLE AADAN SEED | Suxufi Najiib Xasan Fanax
> Daljir Media
#DOOLLO, Toomihii HAWD!β€οΈ
Nolol aan laβ shaashayn, #jaandheer_hawd, ciiddii #Doollo,
@BarkhadleDeeq @MukhtarAlaska @Geele54500070 @arshoone @agaraad @AbdiAbdinur @cabdiraxmanmid @YassSomali @dahir_sodal @AhmedAbdiIsse1 @RMuumin @Ehelsan_Saleban
Kusoo dhawaadda #saylicida hawd!
@cunayee @MukhtarAlaska marka guβgu daβo, halgankuna soo af-jarmo, igusoo mara ciiddii dahabka ahayd ee #Doollo inshallah, aan haleelo idiin dambariyee π
#Nugaal baa durdur weyday, #Hawd baa deexanaaya, #Docmaa looga arooray, #Duulba ma u qaadanayaa https://t.co/czaDAHl5us
#Doollo #Huwan #Dhabayaco @Hassa23851483 @KilweAden @radiodaljir @Gobanimodoon @AbdiwahabSheik7 @Abdirik @Anwaryare1000 @kingofSomaliaa @FartaagConsult @hm49328
Roobab Xoogleh ayaa la sadaalinaya 24 saac ee soo socda Degaamada #Sool, Guud ahaan Gobalka #Cayn & #Doollo waxaa la filaya in Roobab Mahiigaan ah ay ka da'aan Sacacadaha Soo socda
Waxaan Alle ka barinay roobab lagu qabowsado oo waxyeelo lahin amin. @HamzaAbdiBarre @Timacadde_

Last Seen Hashtags on Sotwe
ε
εΎ³η¬
Seen from Kenya
sex dog
Seen from Turkey
γγͺγγγ§γ
Seen from Qatar
ΰΈ₯ΰΈΉΰΈΰΈΰΈ²ΰΈ’ΰΈΰΈΰΉΰΈΰΈ΅ΰΈ’ΰΈ§
Seen from Thailand
smno
Seen from Brazil
bacoljilbab
Seen from Indonesia
monkeyapp
Seen from Spain
wetsuit
Seen from Singapore
bursagay
Seen from Turkey
γΌγ³γΏγ€
Seen from Japan
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.2M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.2M followers

Bill Gates 
@billgates
65M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers



















