Top Tweets for #GoosGoos
#Riwaayad Farah looga gubtay oo eesh calaa ah #GoosGoos na ah ee ha moogaan, hana ka bakhaylin lacagta ee nala soo xiriir oo iibso! #Siyaasad #MuufoIyoMaraq
2/31 Xoghayihii hore Arrimahada Dibadda iyo Madaxii hay’adda sirdoonka Maraykanka CIA, Mike Pompeo, ayaa waxa uu dhawaan soo saaray buug xasuus-qor ah oo ugu magac daray; “NEVER GIVE AN INCH, Fighting for America I love”.
#Goosgoos & #DamalPlatform
Allow yaa dadkaagii yiraa dawladnimo xoore
Danyarnimada aan qaayibnay iyo damac la'aanteenna
Keennii yara digiigaxa in aan wada dab-saarayno
Dabbaabadaha yaa uga warrama iyo deriska noo jooga
#KowdaLuulyo #GoosGoos #HogaTusaale
#EraygaaGuntada
Naftayda maxaan kharribay
Maxaan khalad weyn ka galay
Warkayga maxaan qaddimay
Maxaan ka akhriyey Quraan
Qol buuxoo maran haddana
Maxaan murti qiime badan
Qob waxareed gabay ka iri...
#Galka #GoosGoos
#DiiwaankaHogaTusaale #EraygaaGuntada https://t.co/u7ER4ANIIz
Haddaad rabitaanka weydo
Sumcadi waa raasumaale
La’aanta ha raran gubyoonin
Tan guudna ha sii ragaadin
Kan haystana ha u riyaaqin
Daruuruhu way rogmaane
Ha raaricin garashadaada
#EraygaaGuntada
#Galka #GoosGoos
#MurtidaMawlaca #DiiwaankaHogatusaale

Ha shaacin war aanad hubin
Ha sheegin sir kugu xafidan
Shir-wenye intaanad tegin
La sii shawr garashadaada
Ha noqon qalab lagu shaqaysto
Ha sheegnaato aragtidaadu
Ha sheellaato baahidaadu
#EraygaaGuntada
#Galka #GoosGoos
#MurtidaMawlaca #DiiwaankaHogatusaale

Waxay ku faqaan ciddiinnu
Ha keenin fagaarayaasha
Ha noqon faras ceebta qaada
U fiirso la joogiddooda
Ka fiirso qabyaaladdooda
“Bir baan nahay” faalladooda
Dhegaha ka furayso beenta
Dalkeenna u feejignoow.
#Galka #GoosGoos
#DiiwaankaHogatusaale

Last Seen Hashtags on Sotwe
MasLindasTodavía
Seen from United States
kooperieren
Seen from United States
หีไทย
Seen from Thailand
telegram
Seen from United Kingdom
leesangyi
Seen from Turkey
jsploafers
Seen from United States
SonFucksMom
Seen from United States
mgai()*****************************
Seen from Spain
JasmineJae
Seen from United Kingdom
desi gaand
Seen from Pakistan
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.4M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.9M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.4M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.3M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.3M followers

Bill Gates 
@billgates
65.1M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers



