Top Tweets for #ISCASIL

One of Your responsibilities as the President of our country is 2 bring peace & stability especially to the capital!
Igu sawirka inta naga daysid, Fadlan is casil!
You have failed in your promises.
The photo ops you participate in mean nothing‼️#ISCASIL
#Iscasil mudane Wasiir Hadii Gobanimo jirto

#Somaliland #IsCasil
Munaafaqnimadu, waa cuduradda laga duceysto cudurka ugu weyn ee ku jira xukuumadda Mudane Madaxweyne @musebiihi waa ninkan, waxaa kamuuqda Aqoon la'aan, cuqdad, naceyb bulsho, hadal xumo, ciil iyo qabyaalad raagtey. Ilaahay hasoo hadeeyo.

Si degdeg ah waa in loo furo dastuurka PL oo oggolaanaya in madaxweynuhu wax walba yahay. Damac badan waa dhiman lahaa haddii ummadda talo laga weyddiin lahaa warqahaan odeyaashu soo qoreen.
#IsCasil
Kan oo miiran baa xil ka haya wadanka oo dhibsanaya in uu saxaafada iyo gudi hoosadka golaha wakiilada ee suaal ka weydiiyaan shaqada loo igmaday. War meesha dhaxal awoowgaa ma ahan ee is casil hadaad ku fashilantay. @waddani_5,@WinsomeAden
#Iscasil
#Somaliland
#Iscasil #Somaliland
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Wariye Su'aal waydiiyay, waxaa dhexmarey hadalkan. Marka aad tahay qof aan ka xishoonayn shacabka, wax walba waad arkeysa kuwa fashilmay inay ku hadlayaan. Fadlan iscasil!
الترجمة : يجب عزل الوزير محمد سعد والرئيس @musebiihi وإضافة سعد علي وزير المالية في حملة أرحل يا وزير #iscasil
اين وزير المياه عن مناطق الجفاف، لماذا يشارك في حفلة حزبية باذخة والناس تموت، من سيحاسب هوامير التجارة في صوماليلاند وما دور شركة دبي في إرتفاع الاسعار
Yaan la kala reebin wasiir Mohamud Saad (Saajin) iyo kii keenay.
1. Muuse Biixi , Madaxweynaha
2.Sacad Cali Shire Wasiirka Maaliyadda hala raaciyo.
#iscasil #Somaliland

Yaan la kala reebin wasiir Mohamud Saad (Saajin) iyo kii keenay.
1. Muuse Biixi , Madaxweynaha
2.Sacad Cali Shire Wasiirka Maaliyadda hala raaciyo.
#iscasil #Somaliland

Is casilaadu waa halka ugu hoosaysa ee xil kasnimada. Wasiir hadii aad shaqada wadi kari waydo sababtu waxay doonto ha noqotee inaad is casishaa waxay muujinaysaa inaad dareen iyo damiir nool leedahay waana geesinimo.


Waxaan kula talinayaa @MohamedHRoble dal 2ba MW ma yeesho ee haddaad talada ugu sarraysa ee dalka rabtid is #sharrax xilli doorasho baa lagu jiraa. Sidaa darteed Waddanka u tur oo #iscasil! Ka #baaqso qalalaase siyassadeed inaad waddanka gelisid!
Dear @M_Farmaajo ilaahey qeer ha ku siiyey, iscasil. Your policies and approaches have enabled this dire situation in #Mogadishu and it has crushed all our hopes & dreams of a peaceful #Somalia.
Fadlan #IsCasil adoo mahadsan

Communication blackout in the capital? In parts of #Mogadishu, the internet and phone services are very limited. @Keydmedia contacted Hormuud for clarification. More to follow.
The security situation in Mogadishu deteriorating very fast.
Families fleeing city from violence. In Ramadan.
@M_Farmaajo ur regime has failed & if revolt turns deadly you alone shoulder the guilt.
#RESIGN #ISCASIL & save the country.
Praying for my city Xamar/shacabka.🙏🏾💔

The security situation in Mogadishu deteriorating very fast.
Families fleeing city from violence. In Ramadan.
@M_Farmaajo ur regime has failed & if revolt turns deadly you alone shoulder the guilt.
#RESIGN #ISCASIL & save the country.
Praying for my city Xamar/shacabka.🙏🏾💔

The sole responsibility of any blood shed in Mogadishu hence forth will solely rest on the shoulders of @M_Farmaajo.
You have lost the CONFIDENCE and the MANDATE to govern.
Hanjabaad, Xoog iyo afduub Somali way ka gudubtay.
#RESIGN #ISCASIL

@M_Farmaajo @Presidence_RDC @_AfricanUnion Role of African Union in democratic development? What an irony! You’re not a legitimate president yet they’re meeting you. Resign and leave office. #iscasil #resign
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.3M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.3M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.6M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
109.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
106.9M followers

Rihanna 
@rihanna
97.5M followers

NASA 
@nasa
92.1M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
90.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
87.3M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
81.1M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
72.7M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
69.6M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
69.3M followers

YouTube 
@youtube
68.6M followers

Bill Gates 
@billgates
63.7M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.5M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
62M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

X 
@x
60.9M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
60.4M followers


















