Top Tweets for #Sool_bari
@ugastoxow @Sadiq4555 @Yaska74750972 kkk๐
walalayal nala barta munafaqada qolodaan #Sool_Bari ee Hanti Wacaysle 2026 kkk๐
Habartaan#Mulkiilaha_Waqoyi maalin iyo habeen walba ayey nagu waashay; Xuquuqda Dumarka, Feminism, Women Unityโฆ
Maalinta gabadha Gaadsan la xirayna, dowladaa saxan๐

Narrative ka cusub ee Mapka Somaliland waaba narrative cajib ah๐, wuxu meesha ka saarayaa #Sool_bari oo wuxu ka dhigayaa #Disputed_area between Somaliland and Puntland.๐

Sanaag iyo #Sool_Bari waa dhul ka tirsan soohdinta sharciga ah ee #Somaliland.."Gudd. Xisbiga #KAAH @MohamudHAbdi
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH Maxamuud Xaashi Cabdi oo war qoraal ah ku baajiyey degellada baraha bulshada ee xisbigaasi, ayaa si adag u cambaareeyey dhaqdhaqaaqyada colaaddeed ee ay Somaaliya ka hurinayso deegaamo kamida gobolka Sool iyo qorshaha amni xumo ee ay ku hawlan yihiin kooxda abaabulkaasi wadaa.
Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa isagoo daba socda hadallo ka soo yeedhay koox maanta shir ku qabsaday magaalada Laascaanood, waxa ayaan-darro weyn ku tilmaamay ficillada iyo arragtiyaha gurracan ee loo soo waariday gobolka Sool, lana doonayo in lagu balaadhiyo deegaamada gobollada kale ee bariga, waxaanu ka digay cawaaqib-xumada ka soo muuqata isku-dayga colaad hurinta ee ay Kooxdaasi bayaamisay.
Guddoomiyaha ayaa war-saxaafaddeedkiisa ku bilaabay sidan:
"Hadallada maanta ka soo baxayey raggii ka hadlayey madashii Laascaannood, waxay ahaayeen kuwo xambaarsan colaad abuur iyo abaabul dagaal sukeeye. Nasiibdarro, dareenkaasi ma aha mid u adeegaya danaha dadka ehelka iyo ood-wadaagta ah ee isu baahan. Hase yeeshee, waa mid dabada ku haya damac gurracan iyo arragti deyaysan oo loogu danaynayo maamulka taagta darran ee Xasan Sheekh.
Sanaag iyo Sool Bari waa dhul ka tirsan soohdinta sharciga ah ee JSL. Sidaa darteed, waxaa habboon in xurgufaha iyo khilaafka jira lagu xalliyo wadahadal iyo garnaqsi walaalnimo.
Dhinaca kale, waxa aan far waaweyn ku dhigayaa in Ceerigaabo aannay u baahnayn colaad loo soo raro, balse ay baahan tahay caano iyo cawo-bari nabadeed. Ragga soo bu'aya ee ku baaqaya colaadda waxaan leeyahay: waar hooy nimaan idiin furi doonin yaanuu idiin rarin, lama huraanna waa caws jiilaal.
Ugu danbayntii, waxaan leeyahay Ceerigaabo ma aha jabbad cusub ee waa tii shalay, dadka reer Ceerigaabo na ma aha soo guurto balse waa kuwii shalay iyo doraad ba jaangoynayey masiirkeeda, ee yaan loo deymo la'aan.
Guddoomiyaha Xisbiga KAAH, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi

2ba hotels ayay kala fadhiyaan ๐๐๐
#Sool_bari

Cali Daacuun na #Siib, Firdhiye na #Saar
๐
@ridgulle @WajaaleMan @MediaWararka @redsoilman @SaadaaliMJ @Mahamed81443729 @said_khayr @AbdiGullet16957
Suldaanka Guud iyo salaadiinta kale ee Beesha Warsangali oo markii #labaad cadeeyay mowqifgooda ku aadan shirka ka socda #Sool_bari.
waa ayaan daro in hadalka Suldan Said Suldan Cabdi uu micna weyn uu yeelan waayo Garaadada iyo Wax-garadka Dhulbahante.
@HassanSMohamud @AhmedMoFiqi @SSCKhaatumo @GaraadMukhtaar
@JibrilQoobey Laandheerahan Mulkiillaha Laascaano ayey tiisa ugu danbayn ๐ฏโ
๐๐พ Ciidan kaloo gurmad u ah wuxuu hadda soo dhaafay Gambadha ๐ค Allow kala qabooji. HSM waa ka shaqaystay #Sool_Bari ๐คฆ๐พโโ๏ธ Firdhiye waa ku mahadsan yahay!
Hanjabaadaas ka timid Madaxweynaha Puntland @HESaidADeni #Sool_bari @SSCKhaatumo waa iney sii dhab ah oo uu qaadataa ๐๐.

Hogamiyahaa #Sool_bari Firdhiye oo waqtigiisu ku eegyahay 5 August 2025 ayaa uu muuqda mid โmudo koroorsiiโ uu socdaa si uu siijoogo hogaanka.
Dhanka kale waxey xiisaad ka tagaantahay gobolka Sanaag gaar ahaan Ceel buh halkas oo uu shir uga furmilahaa gaar kamid ah beesha Warsangli, lakin ay Puntland hor istaagtey shirkaas.
Foostadii qolooyiinkii #Sool_bari iyo hadhaagii CBB ay riixayeen maa halkaas ayay ku istaagtey ๐คฃ๐คฃ.
@MoAbdiyare @HalimaAIGutale @JanaaleOAli @HawdWiil
The struggle of power between CiiseMahamoud and OmarMahamoud took another whole level. ๐
๐ @WajaaleMan
#SOOL_BALI is Bleeding!!
Weegan aan hadda ku jirno in ka badan 3 qof ayaa lagu dhex-dilay badhtanka magalada Laascaanood.
Doodi ahayd Somaliland ayaa na layn jirtay waxay noqotay dood jaban iyo been cad.
Qofkii u bahan inu hubiyo baadhitan wuu samayn karaa!.
#Sool_Bari
#Somaliland

Maskaxdii ka danbeesay qaraxii #soobe
Dhalasho ahaan wuxu ka soo jeeda #sool_bari ama #dhulbahante
@Checkmatedsl @EngNaaji @faarah_jiinje @MediaWararka @MariamRobly @AbdinasirSola @dunia_work @Mohamed94540259 @yasin1449 @YassSomali @omar_sollas @SSTHawdReserve
Last Seen Hashtags on Sotwe
ๆๅฑ่ก
Seen from Singapore
Loแบกn luรขn
Seen from Vietnam
เธเธฅเธดเธเธเธฒเธเธเนเธฒเธ
Seen from Thailand
incesto con prima
Seen from Mexico
minichat()*******************
Seen from Indonesia
์์
Seen from United States
desiaunty
Seen from India
afyonbayan
Seen from Turkey
minichatt()*
Seen from Canada
่ฅ็
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers











