Top Tweets for #TimaCade
🤣 😂 🤣 Nimaan kuu furi doonin, yaanu kuu rarrin! Waa odhaah...
Haatan, qolyahii u burburiyey #Laascanod Dawlad goboleed #KhaatumoKhaliif ayaan noqonaynaa, ma ka #DAWARSIGA #Timacade ee #AqalkaSare #Somalia marayaan!
@GaraadMukhtaar @HoehneVirgil @GaraadAfqarshe
Nasiibdaro!

#Nuclear #Option
#Gudoomiye #Timacade 1998 Aas Aaskii wixii Puntland la odhan jiray Reer Khaatumo iyo Maakhir waa ku khasaareen maanta Labadaas Hal maamul bay noqonayaan si 50/50 ah.
Harti waqooyi damaciisa ma qarsado
@KhadraDuale I came to that conclusion a while ago. #Somalis are devoid of 2 fundamental pillars of their identity #Somalinimo & #Islam(Deen)
Paraphrasing #Timacade (AU), who, talking about Somalis in the 1950s/60s, said
“…Dadakaan la hadlayaan lahay
Dux (substance) iyo Imaan (spirituality)
@cabdiraxmanmid Cabdiraxmanow,
Bulsho midaysan, is ogol oo hadaf iyo himilo dheer wadata uun baa sidaa u fikiri karta…#Timacade (AUN) waxa laga hayaa “Kor u Foofa”, #Hadraawina (AUN) wuxu yidhi sidan

@JanaaleOAli @IsmailOguelleh Haddii leysku dabamarayo, ma’ahaa Nin wax lagu aamini karo.
Cawa laba qalaad oo weyn buu galay.
1. Heritage (Shame on you #Firdhiye)
2.Ariinta PL
Tasna waxaa horbodaayo oo farsamadooda ka dhex muqata, #Timacade iyo #Bidhan oo lugooyo iyo dhabar jabiin ku wada #Khatumo .
#SSC
Raali gelin waxaanu jamaahirka somaliyed ka raali gelinaynaa warqadan wiiftada ah ee ka soo baxaday horgal taabacsan horgal #timacade. Waxaanu jamaahiirta u sheegaynaa hadal waa hadalkii #garaadjaama garaad ali halganku waa soconayaa.HSM waa cadowga reer SSC

#timacadow Adiga SSC & puntland waad ka shaqo tagtay waana u soo shaqo tagtay.halganka SSC ka socday waxa kala waynaaday dabkii iyo fidnadiii HSM puntland ku soo dhiibay . Puntland waa ka wayntahay meel uu #timacade horgale ka noqodo.

@ProfHusseinWar @MohamoudGaildon Doodwanaag dheh;
#Timacade (AUN) waxa laga hayaa:“kor u foofa”. Bulsho gabigeedu wada beeleysan ma jirto; tan BEEL ahna in kooban ayaa ku qadhaabata (on all sides)-Ta kale, waxan la isku hayo, cidda is haysa & baahida bulshadu (on all sides) kala dheer #MaskaxNadiifAh u yeedh
Africa: Wealth without prosperity
Xaalka Africa waa :
Billionaires without business,
Youth without dreams,
Elders without wisdom.
Courts without justice,
Criminals without fears
Professors without discovery,
Politicians without ideology.
#Timacade
@Timacadde_ @Laftagareen His Excellence Senator Abdulahi Ali Xirsi #Timacade deputy speaker of Federal Senate 🇸🇴👏 kindly use the 37 Mps of similar interests and Regions very wisely and put interest of your constituents 1st rather interest of 1 individual In this case you know who I mean 😉
The @AqalkaSare today elected the Speaker & the two Deputy Speakers; Senator #Hashi was re-elected as the speaker, Sen @AliShacbaan as the 1st Dep Speaker & Sen #Timacade as the 2nd Dep Speaker.
Congratulations to the senators.
@SenDrHussein

@Plstatehouse #timacade LASCANOD ma booqon karaa waa Maya gedo dadki laha baa haysta farmaja na wuu solabanaya bal @SSCVoices Waxasa matelaya Deganada Ssc laga hadalsinayo. Degankagi kahadal ba kudhanta gedo
#Puntland oo ka hadashay fashilka #Dhuusamarreeb 4:"Caawa wixii ka danbeeya Farmaajo waxaan u aqoonsanahay 'Madaxweynihii hore". #Somalia
#Graduation Ceremony Of #Timacade Students Held Today In The University Hall.
The Vice President Of Somaliland @VPsomaliland Was leading The Guests.
#Congratulations
#GabileySomaliland🌽
#WasiirAbdillahiAbokor @AhmedAbokor
Said Ali Geeldoon waa nin #Somaliland ka soo jeeda, wuxuuna madasha waydiiyey su"aal million qof iswaydiinayaan.
June 26, 1960, calankii #Hargaisa laga taagay noocee ahaa? Calankaasi wuxuu ahaa kii AUN #Timacade lahaa, "Bal aan suuyahay eegee kana siib kaana saar".
Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.4M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.9M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.4M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.3M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.3M followers

Bill Gates 
@billgates
65.1M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers



















