Top Tweets for #Xadiith
Nabigu wuxuu yiri NNKH "hadaad ogaan laheydeen waxan ogahay, wax yar uunbaad qosli laheydeen, wax badanna waad ooyi laheydeen" πππ#xadiith
Ilaahow kuwa qalbi wanaagsan oo cabsidaada la ooya naga dhig. π€²π€²π€²

@Abukar_Arman Kheyr sheeg ama aamus waa #xadiith.
Niyadjab uma baahna dadka somaliyed ee iskood isku xilqaamay.
#Xadiith
Wuxuu Yiri Suubanaha SCW "Janadu waxey Leedahay 8 Albaab, Waxaana Albaabadaas Kamid Ah Albaab Lagu Magacaabo"AL Rayaan"
Mana Galayaan illaa Kuwa Sooma Ma ahane".
Allaah Ha Inaga Yeelo Kuwa Albaabkaasi Gala.
"Boqorka ama Mas'uulka Beenaalaha ahi waxa uu ka mid yahay 3-dex Cadaabka ku waareysa(aan laga soo saarin)".
#XADIITH ka sugnaadey xabiibkeena.
@MohamedOma5
#Xadiith
Suubana ο·Ί
Waxa Uu Yiri "Haweneyda Hadii Ay Tukato Shanteeda Waqti, Bisha Ramadaan Ay Sonto, Xubinteeda taranka Ay ilaaliso, Ninkedana Ay Adeecdo, Maalinti qiyaame waxaa Loo Yiraahdaa Albaabada Janada Albaabkaad Doonto Ka Gal".
@LadyDangaab @Sooyaal5 @FadxeW @MissBoonge

#Xadiith
π‘Abii Hureyra -allaha ka raali noqde- waxaa laga wariyay:-
πΉRasuulka alle ο·Ί wuxuu yiri :
"Ibnu aadamka haduu dhinto camalkiisa wuu go'ayaa ilaa sadax maahe :
Sadaqo jaariya,
Cilmi laga intifaacay,
Iyo walad wanaagsan oo usoo duceeyo"!.
Hadii aad tihiin saddex yeysan labbo idinka mid ah gooni u shekeysan, ilaa aadka dhex gashaan dadyow kale, si uusan u murgin walaalkiina.
#Xadiith #NabiMuxammed(NNKH)
#οΊο»οΊ€οΊͺο»³οΊ : " οΊο»₯ ο»ο»ο» ﺩﻳﻦ οΊ§Ωο» ο»ΩοΊΨ ο»οΊ§Ωο» Ωο»Ω οΊο»ΉοΊ³ο»Όο»‘ οΊο»οΊ€ο»΄οΊοΊ ."
"Diin walbaa waxee leedahay dabeecad, Islamka dabeecadiisa waa xishoodka."
#Xadiith.
Maalmihiina waxaa ugu qiima badan Jimcaha ee badiya inaad igu sallidaan, waayo waa la'isoo bandhigayaa.
#Xadiith... https://t.co/I7MBLpdR2g
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.4M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers











