Top Tweets for #Xarunta
Update :#Kolonyo gargaar bani’aadannimo ah oo ay bixisay #Xarunta #Boqor_Salmaan ee #Gargaarka ayaa ka gudubtay marinka #Rafah, iyada oo ku wajahan dadka reer #Falastiin ee ku dhibbaateysan #Marinka #Gaza.
Kulankii ugu #horreeyay ee u dhexeeya Guddiga Fulinta Ururka Cadaaladda iyo Wadajirka⚖️ayaa caawa ka dhacay #xarunta dhexe ee ururka. Kulankan oo muhiimad gaar ah lahaa ayaa waxaa shir guddoomiyay Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhaqaalaha Md. Saalax Axmed Jamac 1/2

@JamaMusse & #Xarunta Dhaqanka Hargeisa, congratulations I always either attended in person or supported the #HIBF afar.
It’s one of those home grown initiatives that puts Somaliland on the global map.
Wishing the #HIBF, the centre, the participants, foreign delegates & everyone involved a very successful and impactful #week2025

#wardegdeg
Guddoomiyha Guddiga #Doorashooyinka Puntland Mudane #Ahmed Mohamoud Omar oo si toos ah #Xarunta la socodka doorashda golaha degaanka Saddexda degmo ugala socda doorashada #Garowe #Dangorayo iyo #Godobjiraan.

Tani waa #Halbowlaha & #Xarunta #Hawiye badane🦁ahna Caasimadda “Somalia🇸🇴”
Allow #Muqdisho & Goofka #Hawiye barakeey.
Qoombaa lajecel Qarax oo aan jecleyn in ay #Maanta Nabad & Amni tahay.
Thanks President Dal Xoreeye
Dr. @HassanSMohamud inaad #Muqdisho Nabad ka dhigtay❤️🦁
Hambalyo gaar ah #SSC
#26_Juun - #1_Luuliyo
Usbuuca #xoriyadda 🙏
#Laascaanood & #xarunta #guud ee #Jamaahiirta.


Anigubaa beryaha qaar waa taan ..🏀🥅. Three points tuuri jirayeey!!. #nostalgia , I used to play this court when I was a teenager. One of the few basketball courts youth can play basketball 🏀. #Xarunta #Agoomaha.

#madaxweynaha puntland @SaidAbdullahiDe ayaa maanta xariga ka jaray #xarunta #imadixaanaadka guud ee #puntland oo dhismaheedu dhamaaday

#Xarunta jaamacadda imaamu shaafici,oo lagu qabandoono macradka kutubta ay sanifeen culimada somaliyeed..waxaa kucasuman dawlad iyo shacab.

Hambalyo Hambalyo 27 sano guurada Aasaaska Ciidanka Qaranka #Somaliland.
#Xarunta Taliska Ciidanka Qaranka #somaliland
@somalilandmfa @ReutersAfrica @AbdisalamYassi1 @R_AhmedAbdi

Madaxweynihii hore #Soomaaliya #Xasan #Sheekh #Maxamuud oo ku sugan magaalada #Qaahira ee dalka #Masar ayaa #muxaadaro ku saabsan kaalinta #Soomaaliya ee xasilloonida #Geeska #afrika ka jeediyay #Xarunta #Al-Ahraam.

#Xarunta #wasaaraddaha #Puntland ee #Garoowe waa aag si fiican loo qorsheeyey dhinaca dhismaha laakiin hal wasaarad oo #Nadaafadda banaanka iska xil-saartey ma jirto marka laga reebo #PLTV, mana jirto cid ku khasabtey #Shirkadaha #Biyaha inay sameeyaan meel faaruqa lagu aruuriyo.

Ilaahey baa mahadi u sugnaatey oo noo suurto geliyey fulinta shaqada aasaaska #Xarunta #Xanaanada #Dhirta ee #Wisil. Sidoo kale Mahad waxaa leh @musse408 oo waqtigiisa si lacag la’aan ah ku gelinaya arrintan. Iskaashato ma kufto. #BadbaadoDegaan @Abukarawale @MowliidHaji
Waxaa soo dhammaday dooddii koowaad ee maanta, runtii waxa laga diiwangashay fikirro saliim ah oo wax gal, mahadsanidiin
ka qaybgalayasha mujiyay dulqadkoda.
#Xarunta cilmi barista & Hormarinta Adanaha
#2020_2021SomaliaElectionChallenges #EISA #CRHD2020
@CentreCrhd
@SMuhiadin

Waxan nila qeybsana faraxda tobadka xoryida iyo frxda caawa oo ku began #26june
At #Xarunta Gurmadka(449) ee Convid19-somalia
@AbdiBarud


#Result_Activity_at_Maka_Dental_Clinic_Mogadishu_Branch_One
USA_Braces. #Natiijo_Bilow_ah
#Meelkasta_Leyskuma_Haleeyee_Maka_Dental_Waa_Lahubaayee_ee_Horey_Ugaara #Xarunta Casriga ah ee Maka Dental Clinic.
Mogadishu Branches: two branches
Contacts: 0619202021/0614527070

Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.9M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.5M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
97.9M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.1M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.2M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.6M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.7M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.2M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.5M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.3M followers

X 
@x
60.8M followers












































