Top Tweets for #digniin
#DIGNIIN dhamaan dadka isticmaala (space X)
❇️Waxan u sheegaya wiilkan @SUPERSOMALI252 in uu in badan sheganayay Reerka #isaaq la dhaaho oo uu dhawr jeer dad ku aflagadeyaay isaga oo waata magaca beesha isaaq!
Balse manta si Public ah loga sheegay qol #space ah oo u ku jiray wana beesha #harti
#Manta ka dib ha ku qaldamin

#Digniin: It is sad and shameful to see Galmudug turning into Galdrug. The people deserve better leadership and accountability @K6734Mo @MrQoorqoor Let’s also protect Omar Artan from the harmful influence of individuals whose actions may damage his reputation and future.

DIGNIIN CULUS: Xabiibul Malaayiin ayaa farriin degdeg ah u diray shacabka #Soomaaliyeed iyo Ciidanka Qalabka Sida. Wuxuu ku baaqay in dalka laga badbaadiyo Xasan Maafiyo iyo ajandayaasha shisheeye ee u taagan kala qaybinta Soomaaliya.
#Digniin #Badbaado #CiidankaQalabkaSida
⚠️ #Digniin.
Reer Facebook qorshahan dhagsraysan waa in laga hor tagaa.
Muaamaraadkan waa mid meel kale laga soo tuuray iyadoo diin loogu soo gabanayo.
Daaci TV. Iyo yarkaa qorayba ha loo daato.

🚨#DIGNIIN: SOOMAALIYA OO EERSAN DOONTA FARAGALIN SHISHEEYA HADDII AAN LA GA SOO GAARIN INTA GOORI AY GOORTAHAY.
Ciddii Soomaaliya ay rajo ka hayso, oo u naxaysa dadka iyo dalka, ama ka fikiraysa xasiloonaanta gobolka Geeska Afrika, waa in ay soo faragalisaa inta Soomaaliya aysan dib ugu laaban burbur iyo dagaallo sokeeye.
Baarlamaanka oo sharcigiisa ku egyahay 14-ka abriil 2026 iyo muddo-xileedka xukuumadda oo ku eg 15-ka may, balsese Xasan iyo Xamse qorsha taa ugu ma jirto.
Waxaa durba soo baxaysa in ay ku doodayaan dastuurka ay sameeyteen,oo dhigayo 5 sano, sidaa darteedna muddo-xileedkoodu uu ku egyahay 2027.
Inta mudadaas ah na, in madaxweynaha uu rabo in uu ka shaqeeyo sidii uu dalka uga dhigi lahaa mid awoodda ay ku soo ururto gacantiisa
Wasiirka Dkedaha, Abdikadir Jaamac ('madaxa ifuran'), waxaa la sheegayaa in Xasan Sheekh uu la doonayo jagada afhayeenka baarlamaanka, waana sababta hadda kursi xildhibaankii ku ku fadhiyey oo nool
Wasiirkan oo Turkiga ku soo waxbartay kuna hadla afkooda, ayaa horay u soo noqday Gaashaandhigga.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu meel mariyey 2024kii heshiisyo waawayn oo la ga qariyey baarlamaanka.
Afhayeenka haatan, Adan Madoobe, isagana waxaa la leeyahay wuxuu la doonayaa in uu noqdo madaxweynaha Koonfur Galbeed.

#Soomaaliya : Maxaa dhici kara haddii muddo-xileedkaagu dhammaado. Tani waa #digniin ku socota cid walba oo dhaafta muddadii lagu dhaariyey, heer dowlad dhexe & dowlad-goboleed.
“Nin kuu digey kuma dilin”
👇
🚨 Digniin culus! Ganacsatada Bakaaraha waxay sheegeen in boob qarsoodi ah ka socdo qaybo ka mid ah suuqa, iyagoo MW Xasan Sheekh u diray fariin cad. Xalka ma yahay mid degdeg ah? 💭 Aragtidaada ku dar!
#Bakaaraha #Ganacsato #Amni #Digniin #DoodFuran
#DIGNIIN-: 🚨🚨🚨 ⛔️
Reer Somaliland-oow Iska Illaalliya Dabinada Cadoowga, Turkigu Waa Cadowga Jamhuuriyadda Somaliland, Fadlan Uskagan Iyo Cadowgan Dalka Inoo Dhex-fadhiya Waa In Si Degdeg Dalka Looga Saaraa @somalilandmfa.
👉 https://t.co/O22oQE20IF.
Somaliland Waa Xor 💪

#DIGNIIN-: 🚨🚨🚨 ⛔️
Reer Somaliland-oow Iska Illaalliya Dabinada Cadoowga, Turkigu Waa Cadowga Jamhuuriyadda Somaliland, Fadlan Uskagan Iyo Cadowgan Dalka Inoo Dhex-fadhiya Waa In Si Degdeg Dalka Looga Saaraa @somalilandmfa.
👉 https://t.co/O22oQE20IF.
Somaliland Waa Xor 💪

🎉Codsiyadda deeqaha waxbarasho ee Turkiga 2026 waa la furay!
🌍Waxbarasho heer caalami ah, shabakad adduun oo balaadhan, iyo safar noloshaada beddeli kara - dhammaantood halkan ayey ka bilaabmayaan.
Hadda codso oo ka qayb qaado adduun cusub oo fursado badan leh.
🚨 #Digniin:—Qof kasta oo muwaadin SL ah, oo xisaabi ku leh, u taal #Priemere_bank_of_Somalia waa in uu si dhakhso ah ugala baxaa inta ay dhawdahay.
Bankani waxa uu qayb ka noqday dhaca #Scam Somaliya ku wado SL, waxaanu la kulmi doonaa talaaboyin sharci oo ka dhan ah ficilkiisa

In a major milestone for Somalia’s banking sector, #Premier Bank has officially launched its enhanced direct #SWIFT payment platform, a move set to revolutionize cross border financial transactions in the region.
With this new capability, both individuals and businesses can now transact directly in key global currencies including the U.S. #Dollar (USD), #Euro (EUR), Chinese #Yuan (CNY), UAE #Dirham (AED), and Saudi #Riyal (SAR), among others.
@premierbankSO
@premierbank_ke

#Digniin muqdisho ha u safrin ka mid tahy dhalinyaro da reer #Puntland siiba kuwa aaminsan aragtida puntland first.
Hadaa aadid airport ka lagaa agduuban doona. #Abdirashid qoraaladan iyo kuwa kle badan loo afduubtay. X space kuwa badan qabiil xasan sh u qortay dhega dhegayn u jooga idinla jooga cododkiina duubta.

#Digniin
Maxaa iskuso begaya imanshiyaha Ugaaska gadabursi magalada saylac iyo xaflada xeer ciise ee magalada saylac war ma tano kale ayaan arahnay kolay waa xasidnimo iyo hinasihi dumarka lagu yaqanay bay reerkan yari wad wadan balse ugaaska fidno wada in badhasabku iyo mayorka saylac uu ogoladan maha xeebtas kale ha tago balse saylac yanan lo ogolan waayu xaflad qaban qabadeda inosocota wabilahi tawfiq.
#Digniin Sida aan ku helay xogo hoose oo xaqiijinaya, sarkaalnimada ninkan.
Waa taariikhda Somaliland markii ugu horeysay ee masuuliyiin & ciidamo dawlada ka tirsan si aan gabasho lahayn Xamar ugu baqoolaan iyagoo gelbinaya dhalintii wadanka, waa shirqool qaranimada ka dhan ah!

Can anyone verify this, please?
👀
Wasiirka Gaashaandhigga: Al-Shabaab ma qabsan Sabiib & Caanole – ha faafin been dhaawaceysa ciidanka! ❌🪖🇸🇴
#Soomaaliya #CiidankaQaranka #WararkaRasmigaAh #Digniin

“Kuwo baasto lagu siiyey Jasiira ayaan horey uga dignay — hadda waa halkaas, colaad bay ka hurinayaan dal nabadeed.”
—Xildhibaan Faysal Wahaabi, #Sanaag #Puntland #Somalia
#Digniin
@albashii @DekBinanle @hssnfrh @SomaliMN @Omar_Hayier @SaadaaliMJ @NimcoE @Rawiyaah1 @JibrilQoobey
Dhalinyarada Kufsatay gabdhaha Ardayda #Laascaanood waa in maamulka #SSC degdeg ubaaraan si caddaalad & hufnaan markiiba xukun adag lagu fuliyaa
#Digniin yaan maamulka & dhaqanka la idinka dumin
JOOJI ⚠️FAAFINTA MUUQAALADA KUFSIGA
JOOJI ⚠️ EEDEENTA DHIBANAHA-DHOORSAN.
#StopRape

#Digniin Isimada Dhaqanka Gobol ka Bari ee Majeerteen Oo deni u sheegay Faro gashiga Macdanta Calmadow ee Maakhir inay ka dhalanayso Dagaal Warsangeli iyo Majeerteen mar kale dhex mara taasna aan la aqbali karin.
@AbdirashidYJ @AmbGamal
@MukhtarAlaska @faisals53034542 .

Jubbaland oo ka digtay dabaylo iyo mowjado xooggan oo halis ku ah xeebaha, shacabka waxay kula talisay in ay feejignaadaan oo aysan badda gelin... Ilaahay ha sahlo.
#Digniin #Xeebaha #Jubbaland #IlaahayHaNagaCeliyo
⚠️🌊🌀

#Digniin ‼️MUQDISHO
In maanta Niman Sheegta Daarood ah aay Lacag kaga Sooqataan Imaraat Muqdisho ayaanu Duminaynaa Waliba Nimankaas Darood Aay Usoo dhexmaraan Niman Hawiye sheegta Oo gurigisii Lagu Sinayo Orod Soodumi Runtii Waa Nacasnimo
Hadaba Shacabka Soomaaliyeed Gaar ahaan Reer Muqdisho Siba Beesha Sharafta Leh Hawiye Waxan lenahay Nimankaas darood Waxay Dulan ku yihin Xamar iyagoo Adegsanaya Rag langabyo ah Waxan Ugu baaqayaa Ineey Meel uga Soowada Jeestaan

#DIGNIIN
Xukuumada Somaliland waa in ay Go'aan cad ka qaatado xafiiska @UNTMIS_ "somalia"
Ee uu hogaamiyo James Swan
Khatar wayn ayuu ku yahay Madaxbanaanida Somaliland
Mudane Madaxwayne Fadlan ka dhabee dhaartii aad u dhaaratay qaranka Somaliland iyo madaxnaanidiisa
@Abdirahmanirro
@min_abdirahman
@MadaxtooyadaJSL
@somalilandmfa
👇
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers
























