Top Tweets for #faarax
Israel Sawtii Cadawga ahayd oo Uu #Faarax Macalin markay somaliland Aqoonsatay lahaa Hala weeraro
Magaalo Adna hadayn Qayrkaana u Cay.
The Garissa Water Supply System will be funded to a tune of 500M by Kenya - Israel Government.

#Faarax always Faarax Lโฆ.P๐๐คฃ๐
#Breaking news
Muqdishu:#Kaaraan District Governor #Faarax Cadaani has issued orders to eliminate anyone with different views. President Hassan Sheikh Mohamud has openly called on the people to take justice into their own hands and commit criminal acts. Meanwhile, the Minister of Interior and National Security, who is tasked with ensuring public security, has no authority to intervene, as Villa Somalia has set this policy.
The aim is to silence those who oppose the government and those who oppose non-consensual elections.
"#Hal-Abuur, Sharci, iyo #Hufnaan Siyaasaddeed."
Vote for #Faarax #Jiinje,Musharax Golaha Baaralaamka Maamulka #SSCKhaaatumo 2025.
Wiil kaas 4-qori soo furtaya waa Wiil dhulbahante ah,Gaar ahaan #faarax #Garaad,Weriyaha Waraysanay waa Wiil dhulbante ah Gaar #Maxamuud #Garaad, (Garaad faarax iyo Garaad maxamuud ),@dunia_work
Iyo @AliSamattar. ๐คฃ๐คฃ
Kuwii #Cumar Sabaayada ee reer mudug ahaa Halag Qariyo.

Dawlad aan baarlamaankeeda la isku farasaarin dawlad maaha!
#SSCKHAATUMO Guul iyo Gobanimo.
Hal-Abuur Sharci, iyo Hufnaan Siyaasaddeeda."
Vote for #Faarax #Jiinje.
Wasiitka Arrimaha Guduha Puntland Cabdi #Faarax Siciid (Juxa) ayaa golaha wakiilada uga warbixiyey waxqabadka wasaaradda iyo qorsheyaasha u dagan.
Alle ha u naxaristo #Saleeban #Faarax #Hiirad ( Dr #Saleebaan #Raajo),oo goor dhaweyd hor ku geeriyooday Magaalada Laascaanood.
Sabeebaan Wuxuu ka mid ahaa Haldoorka aqoonyahanka arimaha #Caafimaadka ee #SSC_Khaatumo.
Allaah ha u naxariisto.

Allah #Faarax dhib jeclaa! ๐๐๐๐
@Mikael1Islam @farmumin @Biibah112 @Dhuuxdhimbil @Daily_Mogadishu
#UGAASKA Beesha #Sadde " Ugaas #Maxamed Ugaas Axmed Ugaas #Faarax Oo Soo Saaray War-saxaafadeed Ku aadan Hubkii Sharci Darada Ahaa Ay Gacanta Ku Dhigeen Shacabka Degmada Cabudwaaq
Tr; 18/07/2024
Sida la wada ogyahay, koox abaabulan, oo ka ganacsata hubka shircidarrada ah, ayaa saanad ciidan oo kontarabaan ah, soo gelisay Waqooyiga Galgaduud, 16kii July 2024.
Hubkaas, oo ahaa mid aan lagu wargelin hoggaanka dhaqanka, madaxda maamullada iyo guud ahaan dadka deegaanka, ayaa qarka u saarnaa in uu gacanta u galo kooxo halis ah, qatarna galiyo amniga deegaanka, dowladda Galmudug iyo guud ahaan Dalka.
Si looga baaqsado halistaas, ayuu shacabka waqooyiga Galgaduud, oo ah mid mar kaste foojigan, si dhiirranaan leh, uga hortagey isku daygaas lagu tahriibinayey hubka sharcidarrada ah. Ciidamada amniga ee galbinayey hubkaas waxay ku fashilmeen in ay shacabka ka qanciyaan walwalka amni ee la soo darsay, waxayna taa beddelkeeda ugu jawaabeen jaho wareerin iyo xasuuq aan loo meeldayin, kaa oo galaaftay 12 qof, halka ay ku dhaawacmeen 50 muwaadin.
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo caddeysay in hubkaasi uu ahaa mid sharcidarra ah, ayaa waxaa haddana ayaandarra ah in ay u gooddisay shacabkii baajiyey qatartaas, iyada oo aan waxba ka ka soo qaadin shacabkii ay, sida bahalnimada ah, u xasuuqday, iyada oo maanka lagu hayo in dhammaan beelaha Soomaaliyeed ay hubeysanyihiin, oo aysan jirin cid lagu sameeyey hub-ka-dhigis, taa beddelkeedana ay dowladdu hubeysay dhinacyo gaar ah.
Hubka lagu soo tahriibiyey Galmudug waxuu baal-marsanyahay shuruucda dalka iyo kuwa caalamiga ah ee la xariira maamulka iyo xakameynta hubka, ka hortagga qulqulka hubka sharci darrada ah iyo ka hortagga danbiyada abaabulan. Sida daraaddeed, Waxaan dalbaneynaa qodobada soo socda:
1. In si deg deg ah ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u qaadato masโuuliyadda shacabkii ay ku xasuuqday deegaanka Shiilmadow ee degmada Caabudwaaq 15kii July 2024, iyaga oo difaacanaya amnigooda gudaha.
2. In dowladda Galmudug ay qaadato doorkeeda ku aaddan tirakoobka qasaaraha shacabkeeda ka soo gaaray dhacdadaan iyo in ay ku dhiirrato tallaabooyinka sharciga ah ee ku habboon fal-danbiyeedka isugu jira tahriibinta hubka sharci darrada ah iyo xasuuqa shacabka.
3. In cid kaste oo ku leg leh ka ganacsiga hubka sharci darrada ah ay joojiso falkaas, innaga oo uga digeynno in ay mar kale isku biimeeyaan ficilkaan qar-iska-tuurka ah.
4. โ In baaris caalami ah lagu sameeyo dhacdadaan, maadama danbiyada tahriibinta hubka ay yihiin kuwa saameenayo amniga gobalka iyo dhaqaalaha adduunka, ayna tahay mid ka gudubtay xuduudaha Dalka.
5. โ Waxaan ugu baaqaynaa bulshada deggan xuduudadaha Dalka in ay ilaaliyaan amniga, kana hortagaan falalka sharcidarrada ah, maadaama aysan wali Dowladdu si buuxda ula wareegin masuuliyadda ilaalinta amniga xuduudaha Dalka.
Wa Billaahi Towfiiq.

#wardegdeg
#Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas #Faarax oo si adag hadlaya dhacdadii maanta ka dhacay deegaanka #Shiilamadow, ee ku kudhaw magaalada Caabudwaaq, asagoo ka digay abaabul ciidan ay wadaan #Galmudug iyo DFS.
#wardegdeg
#Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas #Faarax oo si adag hadlaya dhacdadii maanta ka dhacay deegaanka #Shiilamadow, ee ku kudhaw magaalada Caabudwaaq, asagoo ka digay abaabul ciidan ay wadaan #Galmudug iyo DFS.
@TerraAbdirizak waxa eryanaya kuwi uga afka xuma marka ay noqoto #SL.
Qosol been ah fool wada qayaxan, qiil aan garanaayo,
Booraan afkii laga qafilay,qabarna hooseeyo. Ugeeya Ina Sanwayne
#Faarax #Nuur

Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.1M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.1M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.1M followers

Bill Gates 
@billgates
65M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.9M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers














