Top Tweets for #gobannimo
Waa maxay sababta labada magaalo sidan ugu kala tagaan iyadoo hal maamul horey u wada maamulayay? π€πΈπ΄
#MidnimoSomalia #Somalia #Gobannimo #Wadajir

Maanta waa maalin milgo leh oo aan ku xasuusano halgankii dadka Soomaaliyeed.
#1Luulyo #Gobannimo #SomaliUnity
π Waxaan Ummadda Soomaaliyeed u dirayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda taariikhiga ah ee 26-ka Juun 1960 β maalintii gobannimada laga qaaday dhulka Soomaaliyeed ee Waqooyi!
Waa maalin xasuus mudan, astaan u ah midnimo, halgan iyo rajada Soomaaliyeed. πΈπ΄ #26June #Gobannimo #Somalia

Gobannimo waa hantida ugu qaalisan ee qaran leeyahay."
Waxaan leeyahay shacabka Somaliland: Hambalyo, Hambalyo! Maalinta Xorriyadda ee 26-ka Juun ha idinla noqoto mid farxad iyo xasuus wacan leh!
#26Juun #SomalilandIndependenceDay #Xorriyad #Gobannimo
Madaxweynaha SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa caawa kulan muhiim ah la qaatay hoggaanka ciidanka Daraawiishta, iyadoo laga hadlayay xoojinta difaaca iyo casriyeynta ciidamada. πͺπΈπ΄
#SSC_Khaatumo #CiidankaDaraawiishta #Amniga #Gobannimo #Somalia

Dhammaanba Taageerayaasha @XISBIGAKULMIYE Ballanteenu Waa Beri 28-Ka October.
#Sidoo Kale Maalmaheena Kale Ee Ollollaheena Doorashadu Waa -:
βΊοΈ Khamiista - 07-da November Iyo
βΊοΈ Sabtida- 09-Ka November.
#GUULL IYO #GOBANNIMO.
#MBC2024.
#SAAJIN2024.
#VOTEKULMIYE π€π°

β³οΈ 28ka- October-2024 Oo Ku Beegan Maallinta Isniinta Waa Maallinta Ollollaha Ee @XISBIGAKULMIYE , Sidaas Daraadeed Waxaan Dhammaanba Taageerayaasha Muga Weeyn Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobollada, Deggmooyinka, Maagaallooyinka Iyo Tuullooyinka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhan Ugu Baaqayaa Inay U Diyaar -Garoobaan Oo Muujiyaan Cuduudda Iyo Awoodda Xisbiga #KULMIYE .
Ballanteenu Waa Isniinta Iyo Inaad Muujisaan Awoodda Xisbiga #KULMIYE Oo Ah Xisbi Qaangaadh Ah Oo Garanaya Doorashooyinka Sida Loogu Guulleeysto.
#MBC2024.

#ThrowbackThursday #Zoomalia's new Foreign Minister @AhmedMoFiqi sends congratulations π to @SNAForce.
On the other hand, @RadioKulmis and @AmbWarsame congratulate @SNAForce.
Happy 62nd Anniversary of the Somali National Army on #April12. #Somalia #Independence #Gobannimo
UMMADDA SOOMAALIYEED WAYSOO JEEDAA MAANTA, CIDNA KAMA AQBALAYNO XAQIRAADAAS ISKA AH, "CADKANOW KU CUNAY AMA KU CIIDEEYEY!"
#SoomaaliyadaCusub Dal aan cidna laga ogolaan anaa iri, kelitalisnimo & inay is-hortaagto horumarka dadka & dalka Soomaaliyeed. #Guul #Gobannimo #GalladAlle
βSI AYNU SABOOLNIMADA UGA BAXNO WAA INAAN TALLAABADA DHEERAYNAA.β RW @HamzaAbdiBarre
#SoomaaliyadaCusub πΈπ΄ Dal & dad deris & dunida kale ka tallaabo dheer. Ummad mid ah, wadajirta, isku duuban oo isu ogol wada noolaansho, walaaltinimo & wanaag. #Gobannimo
https://t.co/e3JJ1UhaGQ
Waziirku shaqo adag buu ku maqnaa. Dhammaan Xildhibaanada waxaa laga rabaa inay dagaalka wax ka galaan, oo guubaabo & garab istaag u muujiyaan geeshkayaga ay deegaan doorashadooda tagaan #Waxqabad #MatalaadDhabAh #XildhibaanoGalaDagaalka #Guul & #Gobannimo ama #Geeri loo dhalaye.
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee maamulka @SSCKhaatumo Jaamac Yaasiin Warsame ayaa kulan la yeeshay aqoonyahanka iyo dhallinyarada reer @SSCKhaatumo ee ku sugan #Laascaanood. #Somalia
#Guul
#Gobannimo

CIYAAR WILISAQO GOBEED OO XIISO BADAN OO AY SOO BANDHIGEEN HALYEEYADII KAASHADAY DAWLADDOODA EE DIB UGA XOREEYEY DADKOODA & DEEGAANADOODA NABADDIIDKA ARGAGIXISADA JID & JIHO-DIIDKAA.
#HALYEEYO! ARGAGIXISO ISKA #XORREYNTU WAA #GOBANNIMO.
#NABAD BAA LAGA DHAXLAA #BARWAAQOSOORAN.
CEELKII ABOORREEY OO CAAWA XOR AH!
Hambalyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed guusha taariikhiga ah ee aan ka gaarnay difaacashada baddeena. Waa guul wadareed qof kasta oo Soomaaliyeed kaalin mug leh kasoo qaatay dhammaan marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray kiiska dacwadda baddeena.
#Gobannimo

2/2
Waxaa nasiib wanaag ah kuwii cayda iyo afxumada warbaahinta la taagnaa in ay garteen in masiirka iyo goβaanka beesha ay leeyihiin Ugaaska, Odayaasha Dhaqanka iyo shacabka, wixii ay diidaanna aan lagu loodin karin.
#Gobannimo
Geela waa iskeenay, halgankana waa halkiisa.
#Gobannimo

Col. Abdullahi Barre iyo saraakiisha kalow waxaa tihiin halyeeyo u hiiliyay dalka iyo dadkooda, fahmayna masuuliyadda dhabta ah ee idinka saaran shacabka aad qoriga u qaadateen. Waxaad kasbateen quluubta malaayiin qof.
Guuleysta.
#Gobannimo
Mahadsanid Nabadoone, hadal taariikhi ah oo dhaxal u noqonaya jiilka soo koraya ayaad u reebtay, kuwa wax magaratada ee xaqiiqda indhaha ka xertayna runtaa u caddeysay.
#Gobannimo
Maanta oo taariikhdu ay tahay 14ka Luulyo 2020, Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka (#XIM) #Soomaaliya wuxuu dadwaynaha iyo dawladda #Fransiiska u rajaynayaa maalin qaran oo farxad leh.
#GOBANNIMO, #SINNAAN, #WALAATINIMO.

@Somalilandhano1 That is an enormous compliment. However, it will take a long time for Amb. Ayan #gobannimo to exhaust that list of our women trail-blazers.
3/3) #Gobannimo jacalyka & kobcinta gobannimadu waa horseedka ilbaxnimada cusub iyo #Abqaalidda #Nabad waarta oo bulsho meel ku wada nooli ku negaato. Sidaa darteed,
#GobannimodoonkaCasriga ahi waa qofka u feejignaada #Kobcinta & dhisidda aasaaska ummadda uu ku dhex nool yahay.

Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.9M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.6M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers






















