Top Tweets for #sangub
"Adduunyadu, war baa jiro iyo weerar joogto ah ee weheshada Ilaahay."
#Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise "#Sangub". #Ruwaayadda #Xorriyo, #Soomaaliya.
SIDUU #SANGUB HORAY U-SHEEGAY (AUNA)
BULSHADAAN KA SIDNAA SALAANE
SOKEEYOW NAGA GUDOOMA
@AGA_Academy @IsmailOguelleh @HassanSMohamud
@HamzaAbdiBarre @AqalkaSare @Golaha_shac_JFS @SalahJama @MouminBarreh @Ilyasdawaleh @DrahmednurAbdi @Dekshurei @farhanjimale @DrahmednurAbdi
Waxaan aad ugu xumahay Sida loo maamuusay meedkii abwaan keenii we yaa wadaniga ahaa abwaan #sangub.
Darajo oo naga mudneen ayaa lagu sokootiye.
#DhiigSokeey.!

Ina Lilahi wa Ina Ileyhi Rajicuun. Ilaahay ha u naxariisto. #Sangub
A LEGEND HAS FALLEN. #Somalia has lost a renowned songwriter, actor and playwright Mohamud Abdullahi Isse aka โSANGUBโ. The poet passed away in Addis Ababa early Tuesday morning.
Inna lillahi wa inna ilaihi raji'un. ุงูุง ููู ูุงูุง ุงููู ุฑุงุฌุนูู

Raxmad iyo naxariistii jano allaa ka waraabiyo
e heladii,asaxaabtii,qaraabadii iyo dhamaaan umada somaliyeed waan ugu tacsiiyeen abwaan keenii weenaa abwaan #sangub.
Allow marti la jacel yahay kadhig oo xoodh kii nabiga kacaba ka dhig.
#RabowNaxariisWataada.
Waxan halkan tacsi tiiraanyoleh uga dirayaa eheladii&asxaabtii uu ka dhintay rug cadaagii baaba #sangub allh samir naga wada siiyo๐ญ๐ญ
My condolences to famillies,friends and all Somalis the death of Mahamud Abdillaahi Ciise ( #sangub ).
Sangub was famous somali songwriter and play writer.
May Allah grant him janah. Amen
#Somaliland

Waxaa ummada Soomaaliyeed uga tacsiyeeynayaa geeri naxdin leh oo ku timi Abwaan Sangub oo xaalad caafimaad ugu sugnaa caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa .

Ilaahay waxaan uga baryaya Abwaan #sangub in uu u naxariisto, qabrigana u waasiciyo, ehelkiisa, qaraabadiisa, asxaabtiisa iyo dhammaan ummada Soomaaliyeedna sabir iyo iimaan ka siiyo. ุฅูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌ๏ฟฝ๏ฟฝูู

Ilaahey Jannada Fardowsa haka waraabiyo ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan haka siiyo. Abwaan #sangub wuxuu ahaa mid ka mid tiirarka suugaanta Soomaaliyeed, nin maskaxdiisa ka shaqeysiiyay oo dhaxal iyo dhigaal nooga tagay. Allah yaa Raxmah
Sawikan hoose waa mid hore.

ุฅูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู
A somali poet, actor and playwright Mohamud Abdullahi Isse 'SANGUB' passed away in Addis Ababa today.
#Sangub
Allaha u naxariisto Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise #Sangub, oo ku geeriyooday magalada Adis ababa, waxa uu aha Afmaal afka soomaaliga iyo sugaantaba Heer wanagsan soo gaarsiiyay, ilahay samir iyo iiman hanaga siiyo.


Ina Lilahi Wa Ina Ilayhi RajicuN Allaha U Naxariisto Abwan #SanGub Oo Goor Dhawyd AdisAbaba Ku Geeriyoday Somali Oo Dhan Buu Ka Baxay Wuxuu Ahaa Nin Qaran
Allah Ya Arxamuu

HEESTA HOOYO - CODKA LAYLA LAKI,
EREYADA AABAHA FANKA #SOOMAALIYEED
โABWAAN : MAXAMUUD C/LLAAHI CIISE #SANGUBโ https://t.co/UUHGcIN7SE
Last Seen Hashtags on Sotwe
ModernDog
Seen from United States
porn
Seen from Turkey
ๅฅถๅญ
Seen from United States
Boston
Seen from United States
ๆๅฐ
ๆๅญใณใฉใใ
Seen from Japan
momson()* filter:native_video
Seen from Turkey
GenderBender
Seen from Netherlands
ebonypyt
Seen from United States
zhuxin #nsfw
Seen from Malaysia
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.9M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.5M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
97.9M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.1M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.6M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.1M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.5M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.2M followers

X 
@x
60.8M followers




















