Top Tweets for #xeebaha
Daawo video-ga Dhalinyarada Somaliyed oo fahanta/ogaatay bilicda Dalkeena Hooyo ee #Somalia.
Sharaf iyo karaamo inaan kunoolaano maxaa inoo diiday?
Maxaa siyaasiyiin mar showra, marna shar ka sheekeeye shaqadeyna ka dhigay?
#Mogadishu #Xeebaha #JazeeradahaSomalia
#Ciidanka Ilaalada Xeebaha #Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa #maanta sheegay inay gacanta ku dhigeen laash ay wateen laba nin oo Carab ah iyo nin Soomaali ah oo doonayey inay xayawaanka #Hareemacadka si sharci-darro ah dalka uga dhoofiyaan.
Taliska Ciidanka Ilaalada #Xeebaha ee Gobolka Saaxil oo maanta la hadlay saxaafadda ayaa sidoo kale sheegay in gacanta lagu dhigay nin kale oo magaalada Berbera u joogay sidii uu u hagi lahaa ragga doonayey inay #Hareemacadka soo qaadaan, si loo dhoofiyo.
Toddobaadkii hore ayey Ciidanka Ilaalada Xeebuhu gacanta ku dhigeen dooni iyo 12 hareemacad yaryar ah oo la doonayey in sharci-darro dalka looga dhoofiyo, waxaana muddooyinkii u dambeeyey sare u kacay tallaabooyinka ay #Somaliland kula dagaalamayo ugaadhka iyo duur-joogta dalka laga dhoofiyo.
@MOECC_JSL
@somalilandcoas1

Jubbaland oo ka digtay dabaylo iyo mowjado xooggan oo halis ku ah xeebaha, shacabka waxay kula talisay in ay feejignaadaan oo aysan badda gelin... Ilaahay ha sahlo.
#Digniin #Xeebaha #Jubbaland #IlaahayHaNagaCeliyo
โ ๏ธ๐๐

@HIPSINSTITUTE Ma khilaafaad baa ,,, mise waa #damac soo jireen ah iyo gar'darro badheedh ah oo ay #ETHOPIYA kula kacday #Xeebaha somaliya .
Waar qoraalka iska saxa
#Muuqaalkan waa 7 #sano ka hor Laakiin wuxuu sitoos ah uga #turjumeya #damaca iyo rabitanka #oromada ee #xeebaha Somalia
#jawar mohamed somaliya waxey #heystaan #xeebta uga dheer afrika mana ka #faaideystaan sidaas darteeda #itoobiya waa in ay ka #faaideysto #bada soomaaliya
YAAN JIHEEYUHU KAA LUMIN
#Xeebaha/Dekedaha Geeska Afrika waxay #tartan ugu jiraan sidii ay u noqon lahaayeen #marinka_ganacsiga Ethiopia.
ใ#LUGHAYA_DEKAD_GANACSI โ
๏ธ HAA (TAASOO WADAJIR LOO MAALGASHANAYO)
ใ#LUGHAYA_SALDHIG_MILATARY ๐ซ MAYA
NINKII SEEXDAA, SICII DIBI DHALAY
Waxaan #hambalyo MEHER u dirayaa Cabdikariim Maxamed (Eletaria) & Boqoradiisa Saynab Cali-Jawhar.
#Elataria_Mo_Amiir waa muuqaal sameeyayaasha ugu wanaagsan dalka. Waana wiilka sawirada & muuqaalada ugu quruxda badan ka soo qabtay #buuraleyda & #xeebaha & #Jasiiradaha AWDAL
Waxa aan saaka ka qayb galay farxadna ii ahaa, #Ololaha #Nadaafadda #Xeebaha iyo #Wacyigalinta #Deegaanka oo maraya toddobaadkii 82-aad.
Waxa aan dhiirrigelinayaa dhallinyarada qiima badan ee shaqadan is xilqaanka ah joogteeyey.๐โค๏ธ
#isxilqaan
#Degaankeennu_waa_nolasheenna๐

Xuska sannad guurada 27aad #ciidanka #ilaalada #xeebaha jamhuuriyada somaliland.
@JSLpolice @musebiihi @VPsomaliland

Taliyaha @SoPoliceForce @GenHijaar & masuuliyiin kale ayaa xarigga ka jaray xarun cusub oo loo dhisay Ciidanka #Booliska Ilaalada #Xeebaha. Dhismaha xaruntan cusub ayaa qayb ka ah dadaallada dib-u-dhiska #CBS, laguna xaqiijinayo nabadgalyada xeebaha dalkeenna.
#Somalia

#Ciidanka Ilaalada #Xeebaha #Somaliland ee Fadhigoodu yahay Magaalada #Berbera ayaa gacanta ku soo dhigay doon laga leeyahay waddanka #Yemen oo si sharci darro ah uga kalluumaysanaysa biyaha badda #Somaliland
#Ciidanka_Xeebaha ๐ช๐ฏโค
Waxa #Somaliland ka socoda u diyaar garowga dabaaldegga sannad guuradii 24aad ee ka soo wareegtay Aas-aaska #Ciidamada_Ilaalada #Xeebaha #Somaliland
#Hambalyo Qaranka Somaliland & Ciidamada kala duwan ee sugaya Xuduudaha badda berriga & amniga gudaha intaba...

#Xeebaha #Soomaaliya waxay ku jiraan meelaha adduunka ugu quruxda badan haddii la maalgasho dalxiiskana ku habboon, haddii aan u soo jeedno. https://t.co/scoIUMw9tB
@Xeebaha_Dalka @alihwarsame @GobolkaKarkaar @faaruuq202 @Mr_Wadanii @dhobey Waaaw..... Fasaxa Eida ayaan imaan insha allah #Bander_Bay Baladkii Barwaaqada.
Last Seen Hashtags on Sotwe
ไบๆฌก็ตตใถใฃใใ
Seen from Japan
minichat filter:videos
Seen from India
femalepossession
Seen from Japan
HS
Seen from United States
minichat(******)filter:native_video
Seen from Australia
mgai()******************** filter:native_video()
Seen from United States
Barcelonaescort
Seen from United States
เธฃเธฑเธเธเธฒเธเธเธถเธเธชเธฒเธกเธเธฑเธ
Seen from Thailand
็ฉๅฑ็ผ
ๆจชๆตๅฏฟๅธ
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.9M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers




























