Cumar Artan ma gaarin #FIFAWorldCup oo keliya. Wuxuu taariikh dhigay isagoo noqday garsoorihii kubadda cagta ugu horreeyay ee Soomaaliyeed ee halkaas gaara, isla markaana ka mid ah garsoorayaasha ugu wanaagsan #Afrika. Guushaas cidina kama qaadi karto, wax kasta ha dhacaane.
Cumar, aad baan uga xumahay waxa dhacay. Waxaad gaartay heerka ugu sarreeya ee xirfaddaada, waxaadna dhiirrigelisay jiil dalka jooga adigoo halkaas gaaray. In lagaa hor istaagay fursaddii aad u qalantay ma beddelayso taas.
Tani ma noqon doonto halka ay ku dhammaato sheekadaadu. Dunidu way ku garab taagan tahay, waxayna kuu rajaynaysaa samir, adkaysi, iyo in aad mar kale garsoorto kulamo waaweyn oo caalami ah.
Waan ku garab taaganahay, Cumar.
#Somalia
مناشدة إنسانية:
مأساة الشباب الصوماليين في الجزائر
أصبحت الجزائر وليبيا من أخطر الطرق التي يسلكها الشباب الصوماليون بحثاً عن حياة كريمة في أوروبا. وفي الآونة الأخيرة، امتلأت منصة "تيك توك" بمناشدات لعدد كبير من العائلات الصومالية التي تبحث عن أبنائها المفقودين، آملين في العثور على أي خبر يطمئن قلوبهم، سواء كانوا أحياءً أو أمواتاً.
هناك أعداد كبيرة من الشباب المفقودين في الجزائر كانوا يخططون للعبور إلى إسبانيا، ولكن انقطعت أخبارهم تماماً. ويُعتقد أن بعضهم محتجز في سجون غير معروفة، بينما واجه آخرون مخاطر البحر، ولا يزال الكثير منهم في عداد المفقودين.
بعض الآباء والأمهات يبحثون عن أطفالهم منذ أكثر من عشرة أشهر دون جدوى. وبناءً على ذلك، نناشد الشعب الجزائري الشقيق والحكومة الجزائرية للوقوف معنا والمساعدة في البحث عن هؤلاء الشباب الصوماليين، تقديراً لروابط الأخوة والإنسانية التي تجمعنا.
@TwitteAlgerie@Algeria_Tweet@Algeria_MFA@radioalginter@radioalgerie_ar@MICLT_dz@MOFASomalia@SomaliainDZ@AJArabic@AJEnglish @MFamily_HRD @hrw@SomaliPM@WestAfricaWeek@ReutersAfrica@BBCAfrica@AlgPresidency
@MMSomalitv@gidonsaar You missed the main points, Interview sidiisaba waxaad qaadi kartaa marka luuqadda qofka ku hadlaayo aad fahmayso si jawaabihiisa aad su’aal ugala dhex baxdo, waxaa muuqato in wariyuhu intii u qornayd ee uu meesha ka aqrinayay maahee aanuba fahmayn jawaabaha lasiinayo!
Waxaan kulan casho sharaf iyo is-xogwaraysi ah caawa wada qaadannay Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, annagoo ka wada hadalnay xaaladda guud ee dalka, ilaalinta dowladnimada, midnimada & maareynta marxaladda kala guurka ah ee dalku ku jiro
Congratulations to Kowsar Mohamed for her appointment to the University of Minnesota’s Board of Regents. I know she will tirelessly represent the best interests of the students. We are all so proud of her. ❤️
@EndWokeness Omar Fateh is running for Minneapolis mayor, and reaching voters in multiple languages is exactly what diversity and representation look like. Minneapolis is home to many communities, and making sure everyone understands the message is inclusion, no need to get heated about it.
We are facing one of the biggest fundraising deadlines for our campaign next week. Can I count on you to send a donation before 11:59 PM on July 28th to help us reach our fundraising goal of $10,000? Keep our grassroots campaign – donate today at https://t.co/rU6v90TJPp.
"Starlink Satellites will be able to broadcast direct to your mobiles. There will be no deadzone anywhere in the world for your cell phone. Your phone will still work even if there are no cell towers."
Starlink will save lives. ❤️
I am incredibly honored to be nominated for the DFL endorsement. I am thankful to each and every one of you who showed up today to support my campaign for Mayor. I truly believe that the coalition we’re building can create a Minneapolis that all of us can afford to call home.
My name is Omar Fateh – I’m a State Senator, husband, renter, son of Somali immigrants, and a long-time advocate for working people. I’m running for Mayor of Minneapolis to work with you to achieve the vibrant, loving city we know Minneapolis can be. 🧵
https://t.co/rU6v90TJPp