Qayb Ka mid ah qoysas ay ka geeriyoodeen masuulkii biili jirey ayaan ku wareejinnay Bajaajyo si ay nolol maalmeed kooda ugu sii dabaraan.
Lacagta lagu gaday bajaajyadan waxay ka timid Jaaliyadda Melbourne, Australia waxaana Wakiil Ka ahaa Mohamed Hassan #GurmadQaran
Xukuumaddu muddadii 8da bilood ee ay jirtay waxay shaqo u abuurtay 5000 oo qof, waxaan rajeynayaa sanadka soo socda bilowgiisa in shaqo aan u abuuri doonno in ka badan 20,000 oo kale.
#NabadIyoNolol
Sheikh Umal waxaan ku leeyahay:
"ููุง ุชูู ู ุง ููุณ ูู ุจู ุนูู ุฅู ุงูุณู ุน ูุงูุจุตุฑ ูุงููุคุงุฏ ูู ุฃููุฆู ูุงู ุนูู ู ุณุฆููุง"
"And do not pursue that of which you have no knowledge. Indeed, the hearing, the sight and the heart - about all those [one] will be questioned."
Surat Al-Isra.
Productive day of discussions with donors & @mpfsomalia on successes, challenges & the way forward. Partnership is key to fiscal & economic progress in Somalia. Thankful for all donor & @mpfsomalia support.