Dad badan waxaa aanay kala garanayn Soomaalinimo iyo midnimo! Qaar baa Soomaalinimada u haysta qadiyad ay dad gaar ahi aaminsan yihiin oo, ku odhanaya waxaan jeclay sidaad qaddiyadda Soomaalinimo u qaadatay! Waar heedhe Soomaalinimo qaddiyad maahee waa Isir, qofna ma dooran karo
Nin iga hadal badan inaan la sheekeysto aduunka ayaan ugu necbanahay sababtoo ah wuxu i dareensinayaa In aan waxba aqoon
Sidoo kalena nin aan ka hadal badanahayna markii aan la sheekeysanaayo waan ku caajisaa
Ciladaan keli miyaan ku ahay?
Nin dhexdhexaad aduunka malaga waaye
Dhibtu waxay reebtaa raadad aad u xanuun badan, laakiin muddo ka dib waxay noqotaa oo laga dhaxlaa waayo-aragnimo qaangaar ah. Waxan u baahannahay in aan wax ka baranno gefafkii iyo dulmigii dalkan ka dhacay, si aan hore ugu dhaqaaqno. Dad sooyaalkooda yaqaan ayaa horumar gaara.
Shiikhaan shiikh ka shidan oo ka indha adag weligay ma arkin, Ilaaheey kan camal ha inoo badiyo, ragg aan ogahay buu meel naga saari lahaa.
Keep going al shiikhunaa