4 cisho Space Live ki Somali Finance Club iyo dadka kala qayb Galay, Bil ama Sanad intay noqon karta?
Maka mid tahay Dadkaas Aqoonta, Waayo aragnimada, Talooyinka, Dhiirigalinta, Habeenkasta lala wadaago?
Qorshuhu waa in Xoriyad La'aanta dhaqaale ee ina haysata aynu ka baxno