@mahd_abdi@Liban_Bitcoin 🤣🤣🤣 iga fakatay, Haben dhawayd lalaha Space ka TRUMP hadiba isaga Meme COIN SAMAYStay, $BTC sida laga filayo biloo nqoon wayda, aya la dhahay Liban Oo meme Coin ka Trade garaynaya yaa na tusa 🤣🤣🤣🤣
@Abdirahman_145 Ustaad Reero Meme Coin ma ahayn Lkn Midhkaa wan dhex Raacay, Hadi la iskaga dabo imidna wan Qubaya Faaidada kolay wan Gaday oo imika ma haysto
@Adna70484019011@AbdiqaniTripleA Maya ma haysto sxbken ee wuxun u sheegay in Youtube Somalia aanu ka shaqaynin in lacag sameeyo, sido kale dadka ka daawada somalia waxba kama faaidaysid, Youtube Monitzation