iska seexo wll 😒😢
Ilaa goorma ayaad Qofkan Daba soconanaysa Bal eeg imka waa online mana laguuso jawaabayo, waxa laga yaaba Qof kale inuu booskagi buuxiyay waxna Lagaaga bahneen adiga, ee ha is daalin ......😢🥺💔
Doqoniimada iskada inamari aan seexane 😒🚶♂️🚶♀️
Si kasta oo ay tahay xaalad kasta iyo mashaqa kasta, wax kale ha ku qaadin qalbigaaga niyad wanaag mooyee. "Niyadihiina ayaa la idinku irzaaqi doonaa."!
Wanaajiya niyadihiina,