Look forget the noise and bulshit, daacad ahaan throughout the history waa wax la soo prove gareeyey lasoo ogaadey, Samir iyo deganaan,patient, investment with long term plan, waa keliya jidka aad lacag fiican ku sameyn kartid, la imow qorshe baaritaanka sameyso invest in good projects stocks or crypto especially BTC, Yaan lagu jah wareerin, this is some of my stocks portfolio I bought in 5 years ago and still holding and many more ๐๐
Crypto vs Stocks โ Midkee Ayaa Mudan In La maalgashado?
Nagala soo qayb gal dood xiiso leh oo ay ka soo qaybgalayaan khubaro fahansan suuqyada maaliyaded.
Baro sida loo doorto maalgashiga saxda ah oo faaโiido u leh mustaqbalka fog.
๐ 25 Oct, 2025 | 9:00 PM
๐ X-Space โ #sfc
Wad ku mahadsantihin ustaadi @cryptogharib iyo @Booskapro sida quruxda badan ee aad noogu soo diyariseen barnamijkan qiimaha badan oo ku saabsana sida qofka uu mareyn karo sido kalana u kobcin lahaa hantida soo gasho caawa space-ka wuxuu ahaa to the moon๐
๐ฅ AWOODA x COMPOUND
๐ Sirta Kobaca Hantida โฆ
๐ค Host: Me
๐ค Guest: @cryptogharib
๐๏ธ Sun, 19 Oct | 8:30 PM Somali Time
๐ Live on X @Booskapro
๐ก Fursad u hel inaad barato sirta kobaca hantida !