@SahraCabdi@M_Farmaajo Waa Ra'iisul wasaarihii 2aad ee uu magacaabo Farmaajo hal muda xileed oo joogo Aqalka looga arimiyo Dalka.
Waa Suunna soo jireen in Madaxweyna kasta yeesho dhowr Ra'isul wasaare 20ki sana ee laso dhafay.
@Godahbarre Natiijadii Imtixaanki dhawaan la baahiyay oo aad loo dareensanaa in deegaan gaar ah loo janjeeriyay si kastaba haku timade maxaa kaaga qoesheysan Wasiirkaynow?