@AntiTerrorTruth Deterring zina — The punishment serves as a deterrent, intended to protect people from the act and its harmful consequences.A prescribed legal punishment — An ordinary individual is not permitted to punish another person. It is a judicial matter subject to strict evidentiary requ
@AntiTerrorTruth Protecting the family and lineage — Zina can lead to confusion regarding lineage and the rights of children.
* Protecting society and moral values — Islam encourages sexual relations to take place within a lawful marriage.
@AntiTerrorTruth A married person who commits zina, provided the conditions of being muhsan are fulfilled: Islamic jurisprudence prescribes rajm (stoning to death), based on the Sunnah and authentic hadiths.
Kulankii magaaladda #Kismaayo ee M/weynaha #JFS & M/weynaha #Jubbaland dad badan waxay wax u arkaan inuu fashilmey, iyagoo ka arka dhinaca taban oo ah in la soo kala tegay iyadoon heshiis dhameystiran la gaarin.
Anigu waxaan qabaa in uu kulanku ku soo dhammaadey iyadoo dhinacyo badan horumar laga sameeyey sida:
1. Madaxda #DFS & #JL oo si toos ah u wada hadlaya, taas oo meesha ka saareysa sharci-darradii labada dhinac isku tilmaamayeen.
2. Waxaa caddaatey in xalka #Soomaaliya ee arrimaha layski mari la’yahay looga gudbi karo uu yahay wada-hadal iyo wada-ogol kaliya.
3. Waxaa meesha ka baxay warqadihii soo-qabashada ee Ina Suuban Sabriye Axmed iyo Ina Yustur Aw-Cabdi Haaruun.
4. Waxaa lagu heshiiyey in aan la kala tegin ee wadahadaladda la sii wado.
Intaas oo dhan waa dhinacyo togan oo ka dhashey safarkii M/Weynaha #JFS uu ku tegay #Kismaayo.
Koobku kala-bar buu buuxaa iyo kala-bar buu maran yahay, kala macne & milgo roon, xataa haddii natiijada kama dambeysta ahi isku mid tahay.
Maxay kula tahay?
@MAWareSO@HassanSMohamud@IsmailOguelleh Kaalaya Siyaasiyiinteenu
Sabab ay udeegsadaan luuqadaha qalaad ma shisheeye ayeey u shaqeeyaan oo Siyaasiyiin uyihiin ma aqoon daray ka tahay ma Umadooda yeeysan ixtiraameeyn? 🤔