GOGOSHA AY XUKUUMADDU U FIDISAY MUCAARADKA IYO DOODDA SHARCI EE XUKUNKA MAXKAMADDA SARE: MAXAY KA YIRAAHDEEN MADASHA SAMATABIXINTA?
Xoghayaha Xildhibaan Cabdullaahi Abuuukar Fiiqoow (Cabdullaahi Carab), oo ka mid ah xubnaha sare ee Madasha Samatabixinta, ayaa ka hadlay gogosha ay Xukuumaddu u fidisay Mucaaradka iyo doodda sharci ee la xidhiidha xukunka Maxkamadda Sare.
Breaking News:
Madaxweyne Cumareey Cali ayaa iska bixiyay suudhkii wuxuuna xirtay dareeska ciidanka
Wuxuu soo gabagabeeyay dhammaan wadahadalladii siyaasadeed
HSM waxaa la siiyay digniin kama dambeys ah. ninka soo joog laga waayo soo jiif aa laga hela
ᡕᠵデᡁ᠊╾━💥🍑
#KBS
Ladies and gentlemen, this is how Erdogan's Türkiye scams the poor Somalia.
Turkey says it builds embassy premises for #Somalia with an in-kind donation of USD6 million.
The agreement was signed in 6 July 2022.
Major red flags:
- First there is no completion date. No clear construction deadline.
- Somalia can not have oversight on the project of its "own embassy" on "a land it owns". Türkiye remains the sole entity to have the right of supervision of the project stages.
- Türkiye is simultaneously the donor, the project implementer, the party responsible for supervision, and above all every step of the project should be operating under its own domestic procurement and administrative framework.
- Article 2.4 – Türkiye chooses the contractors and controls project costs. Can #Somalia demand to see the budget and prices? No.
- If things go wrong, i.e concern over quality control, or a need for an audit, Somalia will have limited contractual leverage
- It also raises the question of whether Somalia can independently audit the project and obtain all procurement and financial records.
- Article 3.1 "Ownership transfers". It states that after construction is completed and an occupancy permit is issued, Türkiye will transfer the property rights of the premises to #Somalia. Although the land belongs to Somalia if nothing is built first, there is nothing to transfer at all.
- Article 3.2 gives Türkiye a contractual "veto" over Somalia's ability to dispose of or otherwise deal with its own embassy property.
- Article 3.2 notes in the event that the #Somalia terminates the activities of its Embassy in Ankara, the ownership of the premises will be transferred to Türkiye. Somalia MUST and SHOULD only use the premises for "embassy". It feels like a rented property where the landlord has the final say on what you can use for the property.
- Any changes to the premises for example selling the embassy to fund another diplomatic mission, Somalia will need written consent from Türkiye.
- Article 5 stops Somalia from seeking legal avenue if there is a need for that. Consider what happens if Türkiye and Somalia disagree over. Somalia has only one option: negotiate with Türkiye and keep quite.
- The agreement has 2 original copies one in Türkiye and another in English. There is no Somali version.
READ THE AGREEMENT HERE: https://t.co/Xq31eO8wC2
🔴 OGAYSIIS MUHIIM AH | X SPACE WEYN
KACDOONKA HIIRAAN: XAALADDA TAAGAN IYO MUSTAQBALKA SIYAASADEED
Waxaa caawa, Sabti, 21-ka November 2026, saacadda 9:00 fiidnimo waqtiga Bariga Afrika (EAT), barnaamijka Waayo-Arag & Waayaha Maanta marti ku ah:
Cali Daahir Xerow (Cali Kuluc)
Afhayeenka Kacdoonka Gobolka Hiiraan.
Waxaan si qoto dheer uga wada hadli doonnaa xaaladihii ugu dambeeyey ee Hiiraan, kacdoonka socda, xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Beledweyne, iyo mustaqbalka siyaasadeed ee gobolka.
Ha seegina dooddan muhiimka ah. Ka soo qayb gala, lana wadaaga bulshada.
🔗 https://t.co/biBadvuG9i
WWM Global Media
Waayo-Arag & Waayaha Maanta Global Media
Suldaan Abdikariim Farah Dagaal
Traditional Leader | Political & Security Analyst | Journalist
Founder & Host, WWM Global Media
Waayo-Arag & Waayaha Maanta Global Media
Afhayeenka ciidanka koonfur bari oo ku baaqay in furumaha dagaalka ka soo baxaan ciidanka ka soo jeeda deegaanadda koofur bari ee ku jira ciidanka xoogga dalka.
@hashimbaari@Yaska74750972@mustafaadam