War ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta JSL oo ay werisay Wakaaladda Wararka #Somaliland ee SOLNA, ayaa lagu sheegay in loo xidhay #HCTV, kadib markii uu baahiyey Warar aan run aheyn, isla markaana ay ku xadgudbeen Xeerka Saxaafadda.
https://t.co/dfPcwJodPN
Dawladda #US ayaa shaacisay Dukumantiyada ka soo baxa Somaliland, gaar ahaan kuwa Dhalashada, Guurka iyo Dhimashadu ay leeyihiin Nidaam wanaagsan oo loo Kediyo.
https://t.co/i1UnFe0mVY
Guddoomiye ku xigeenka gobolka Togdheer ahna ku simaha guddoomiyaha ayaa kormeeray Biriishka #Qoryaale oo ay dhibaato soo gaadhsiiyeen Roobab ka da’ay. #Somaliland https://t.co/ZdrSVF0VjA
Guddida Qandaraasyada #Somaliland, ayaa shaaciyey shirkadaha ku guulaystay mashaariic hore loogu tartamay, lagana fulin doono qaar ka mida gobollada dalka.https://t.co/Qbu3zTNL8a
Wasaaradda Arrimaha gudaha #Somaliland ayaa bulshada degan meelaha biyo mareennada ah uga digtay halisaha ka iman kara roobabka.https://t.co/0plN9PvfEe