🚀 GoleTalk is now on Product Hunt!
We’re building GoleTalk as a Somali-first social platform where people can connect, share ideas, discover content, and experience AI in Somali.
https://t.co/mQ4lnUZWIc
#GoleTalk#SomaliTech#ProductHunt#AI#Somalia#Tech
🇸🇴 Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno GoleTalk — madal Soomaaliyeed oo dadka isku keenta si ay u wadaagaan fikradahooda, wararkooda, iyo sheekooyinkooda.
Waxaan rumaysanahay in Soomaalidu u baahan tahay meel ay codkeeda ku muujiso, isku xirnaato, kuna dhisto bulsho dijitaal ah.
GoleTalk hadda waa live Android & Web. Waxaan ku casuumaynaa hay'adaha, shirkadaha, creators-ka iyo dhammaan Soomaalida inay nagu soo biiraan oo ay noqdaan qayb ka mid ah safarkan cusub. 🇸🇴
Download: https://t.co/XGAtD3yLEX
@SomaliPM@voasomali@BBCSomali@TheVillaSomalia@MoCTSomalia
#GoleTalk #Somalia #Somaliland #Tech