@moha_m101 Ustaadow BTC smart-money da iyo whales kuba extremely Bearish wye halka Shacabka caadiga ah ay Bullish badan rajaynayaan. So. Ma is dhihi karnaa BTC ayaamahaan Hoos bay u daadan doontaa?
@Maryooley7 Ustadi dadku qoraalada codadkay kajecel yihiin kana dhagysi badan yihiin. Xitaa hadaad image cod usoosaarto they will appreciate somaalidaan ka aqaan e😄